bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Faahfahin dheeri ah oo ka soo baxaysa Qaraxii Nairobi

 

 


 

 

December 6, 2012 Markacadeey


Faahfaahin dheeri ah ayaa ka so baxay qarax xalay ka dhacay magaalada Nairobi, xarunta dalka Kenya.

Wararka ayaa sheegaya in Bamka uu ahaa nooca gacanta laga tuuro, iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan qasaaraha ka dhashay qaraxaasi.

Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay Xaafada Soomaalida u badan tahay ee Islii gaar ahaan meel u dhow xarun ciidamada Cirka Dalka Kenya ay leeyihiin .

Wararka dheeraadka ah ee saaka la helaayo ayaa sheegaya in qasaaraha qaraxii xalay uu gaarayo ilaa 8 qof oo dhaawac ah oo dhamaantood la sheegey iney yihiin dad rayid ah

Lama oga cida rasmiga ah ee ka dambeesa qaraxaasi xalay gilgiley Magaalada Nairobi balse Dowladda Dalka Kenya ayaa mar walba sheegta in qaraxyada ka dhaca dalka Kenya ay ka dambeeyaan Ururka Alshabaab.

 


 
 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)