bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Madaxweynaha J.F.Somalia oo la kulmay R/wasaaraha Turkiga

 

 

Radio Muqdisho

 

 

December 7, 2012 Markacadeey


Madaxweynaha J. F. Somaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku maraya dalka Turkiga ayaa magaalada Istambuul kula kulmay R/wasaaraha dalkaasi.

Madaxweyne Xasan SheekhMaxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo shalay si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Istambuul ayaa la kulmay R/wasaaraha dalkaasi Rajab Dayib Ordugan, iyagoo ka wadahadlay arrimo ku saabsan xoojintya xiriirka ka dhaxeeya labada dal.

Wasiirka Gaashandhigga mudane C/xakiin Xaaji Fiqi oo ka mid ah wafdiga Madaxweynuha ku wehliya socdaalka uu ku marayo dalka Turkiga ayaa Radio Muqdisho u sheegay in Madaxweynaha oo la kulmay R/wasaaraha dalka Turkiga islamarkaana ay isku afgarteen dhamaan waxyaabihii ay ka wadahadleen oo ku saabsanaa ammaanka iyo horumarinta dhaqaalaha dalkeena.

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo ayaa magaalada Ankara kula soo kulmay madaxweynaha dalka Turkiga iyagoo halkaasi ku kala saxiixday heshiis taarikhi ah.

 


 
 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)