bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Boosaaso: "Buuraha Galgala waa laga baabi'inaya qaswadayaasha ku dhuumanya" Puntland

 

 

AllPuntland

 

 

December 7, 2012 Markacadeey


Dawladda Puntland ayaa ku dhaaraatay inay sii wadi doonto dagaalka ka dhanka ah kooxda Alshaabab oo ku sugan buurta Galgala ee Gobolka Bari,xilli toddobaadkan uu agaagasi dagaal ku dhexmaray ciidamada difaaca & cidan ka tirsan maleshiyaadka alshabaab ee halkasi ku dhuumalaysanaya,

La tiliyaha Madaxweyanah puntland ee dhanka amaanka Axmed Doonyaale oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay in kooxahani ay ka soo qulqulayaan koonfurta Somaliya, wuxuuna xusay in dhawaan la soo afjaro doon, shacabka & dawladuna ay ka midaysan yihiin tirtirada kooxaha firaxadka ah doonayana inay dhibaato & amaan daro ay ka abaabulaan deegaanada Puntland oo laga bartay nabad & horumar.

Doonyaale oo ka hadlayey qaabka ay Alshabaab ku garaan buuraha Galgala ayaa sheegay in dhulka Puntland uu yahay dhulbalaaran ayna jihooyin badan ka soo galaan oo bariga & bada ahaba,wuxuu tilmamay inay mid mid & lababa ay isku soo racaan,wuxuusan meesha ka saarin in dawladda Puntland ay la socoto dhaq-dhaqaaqa kooxdan ku jabtay dagaalada koonfurtu Somaliya, wuxuuna isagoo ka hadlaya uu yiri.

"ka harimayno ilaa aan baabino haddana waa lagu daba jiraa, bulshadana waxaa ku boorinayaa inay la shaqeeyaan ciidamada difaaca si looga hortego arxan lawayaasha ku qaraabanaya diinta Islaamka ee ka been sheegya, insha alaah dhawaan xubnaha fara ku tirska ah meelaha ay ku dhuumanayaan ayaan ugu tegynaa."

 


 
 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)