bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Xafladii Taageerada Jaaliyadda Toronto ee RW Cusub Cabdi Farah Shirdoon (Saacid)

 


SAWIRADA Xaflada Halkan ka Daawo (Click)

 

October 23, 2012 Markacadeey


Waxaa habeennimadii Sabtida ee 20ka Oktoober 2012ka lagu qabtay magaalada TORONTO ee Dalka CANADA xaflad ballaaran oo si heer sare ah oo loo soo qabanqaabiyey, waxaa xaflada lagu qabtay Hotelka DAYS & CONFERNCE CENTRE waxaana ka soo qeyb galay dhamman qeybaha bulshada oo aan u kala harin iyadoo tirada dadkii ka so qeyb galay awgeed uu buuxdhaafay hoolkii xafladda oo meel la istaago laga waayey, iyadoo taasi muujineyso rabitaanka iyo xiisaha bulshada Soomaliyeed gaar ahaan Qurbojoota u qabaan soocelinta iyo soonooleynta qarranimadii Ummadda Soomaaliyeed.

Waxaa munaasaadda ka hadlay oo hadallo qiimo leh ka soo jeediyey Odayaal, waxgarad, culumaa'diin , aqoonyahanno, gabdho, dhalinyaro iyo siyaasiyiin ka socday Dawladda CANADA waxayna dhammaantood muujiyeen taageerada iyo soo dhoweynta magcaabista dhowaan loo magcaabay xilka WASIIRKA KOOWAAD ee Jamhuuriyada fed. Soomaaliya Mudane Dr. Cabdi Faarax Shirdoon (SAACID).

Waxaa kaloo munaasibadda lagu soo bandhigay suugaan kala duwan oo ay kooxaha fanka soo bandhigeen, waxaana guud ahaan xafladdaas ka muuqatay biseyl iyo isbedel siyaasadeed oo bulshada soomaaliyeed ka muuqda, waxayna ka soo qeybgalaayaashii munaasabaddaas ka muuqday farxad iyo reyn-reyn iyadoo rajo fiicaan laga qabo isbedelka cusub ee dalka ka dhacay.

Wasiirka Koowaad ee Jam. Fed. Somalia Mudane Cabdi Faarax Shirdoon(Saacid) ayaa xafladda kaga soo qeybgalay khadka TELEEFOONKA, wuxuuna ugu horeyntii aad ugu mahadceliyey dadkii xafladda ka soo qeybgalay, dhinaca kalena wuxuu dadka qurba joogta ah u ballan qaaday in ay ku dadaali doonaan in dawladdu ay u diyaariso jawi suurtageliya sidii ay dalkoodii hooyo ugu soo noqon lahaayeen mustaqalka oo ay uga heli lahayeen tacliin, daryeel caafimaad iwm, waxayna munaasabaddaas oo aad u xiiso badneyd ku soo gebagebowday farxad iyo xiiso badan.

Xafladaan waxa suurtagaliyey bulsho weynta Soomaaliyeed eek u dhaqan magaalada Toronto. Waxaa mahad iska leh dhamaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool magalada Toronto oo Mar walba kaalin weyn ka qaata hormarka iyo qaranimada Soomaaliyeed. Waxa ayagana mahad gaar ah leh dadki sida gaarka ah isugu daba riday xafladaan quruxdabadneyd, gaar ahaan Sadiq M. Alihashi, Abdirashiid Ugaas Ciise, Cabdirisaq Khaliif iyo Faysal Guureeye.

 
 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)