Home Authors Posts by Mohamed Ali

Mohamed Ali

7077 POSTS 0 COMMENTS

Latest News

Dr. Cabdullaahi Xasan Mahdi oo lagu aasay Toronto

Allaha u naxariistee Dr. Cabdullaaahi Xasan Mahdi oo ka mid ahaa aqoonyahannada aadka uga dhex muuqday Soomaalida ku nool dalka Canada...

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Baydhabo, kana qeyb galaya caleema saarka Lafta Gareen

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Baydhabo, si ay uga qeybgalaan...

Dowladda Soomaaliya oo si kulul u cambaaraysay weerarkii argagaxiso ee Nairobi

War-saxaafadeed ka Soo soo Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa si kulul loogu cambaareeyay weerarka argagaxiso ee lala beegsaday...

Madaxda Qaranka oo ka qeybgalaysa caleema saarka madaxweynaha K/Galbeed

Qaban qaabo ku aadan munaasabadda caleema saarka madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka soconaysa magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay,halkaasi oo...

Dowladda Kenya oo sheegtay in ciidamadeeda ammaanka ay dib ula wareegeen gacan ku haynta...

Dowladda Kenya ayaa waxa ay sheegaysaa in ciidamadeeda ammaanka ay dib ula wareegeen gacan ku haynta hoteelka iyo xafiisyada ku yaal magaalada...

Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda weerarka Nairobi

Ugu yaraan laba qarax oo waaweyn ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dhaceen gudaha magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.