Home Authors Posts by salimhagi

salimhagi

6544 POSTS 0 COMMENTS

Latest News

Dowladda Soomaaliya oo sharaxaad ka bixisay askar mushaar la’aan ka cabanaysa

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa aad isu soo tarayay wararka ah in ciidanka militariga Soomaaliya ay mushaar la'aan yihiin, islamarkaasna muddo billooyin ah...

Nin hubeysan oo toogasho ka billaabay magaalada Utrecht ee dalka Holland

Nin hubeysan ayaa xabado ku furay meel laga raaco tareenada oo ku taalla magaalada Utrecht ee dalka Hollad, halkaasi oo dhowr qof...

Madaxweyne Farmaajo oo sagootiyay dhiggiisa dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta ku sii sagootiyay Garoonka Aadan Cabdulle Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar...

Madaxweyne Farmaajo iyo Dhigiisa Jabuuti oo Wadahadal yeeshay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa...

Madaxweyne Gelle Oo Soo Gaaray M/Muqdish

Madaxweynaha jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Gelle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweynaha...

Ninkii Muslimiinta ku laayay dalka New Zealand oo Maxkamad lasoo taagay

Waxaa maxkamad kutaala magaalada Christchurch ee dalka New Zealand lasoo taagay ninkii ka dambeeyay weerarkii lagu laayay muslimiin badan ee ku cibaadeesaneysay  labo...