Home Authors Posts by Webmaster Markacadeey

Webmaster Markacadeey

1787 POSTS 0 COMMENTS

Latest News

Howlgallo Ballaaran Oo Laga Sameeyay Howlwadaag

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay howlgallo lagu xaqiijinayo amniga ka sameeyay degmada Howlwadaag ee G/ Banaadir. Howlgallada oo ahaa...

Golaha shacabka oo maanta warbixin ka dhageysan doona Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka  ee Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah shir ku leh xaruntooda, iyadoo xalay lagu wargeliyay Xildhibaanada...

Eng. Yarisow “Argagaxisadu ha ogaato in Shacab iyo Ciidan midna aysan ka baxsan karin”

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa uga mahadceliyey shacabka Caasimadda, gaar ahaan Degmada Warta-Nabadda sida...

Xaalad khatar ah oo soo wajahday Ilhaan Cumar

Ilhaan Cumar oo ka mid ah wakiillada matala xisbiga Dimuqraaddiga ayaa sheegtay in ay kusoo bateen hanjabaadaha loogu jeedinayo in la dilayo,...

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay dibadbaxyadii Muqdisho ka dhacay

Dawladda Federaalka ayaa sheegtay in dad farabadan loo soo xiray isu soo baxyadii rabshadaha watay ee Sabtidii ka dhacay magaalada Muqdisho kuwaas...

Gudoomiye Mursal oo go’aan ka qaatay dacwadii uu ku hanjabay Fahad Yaasiin

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hor yimid Dacwad uu sheegay agaasimaha xilka sii haya ee Hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji inuu ku...