Home Authors Posts by Webmaster Markacadeey

Webmaster Markacadeey

1881 POSTS 0 COMMENTS

Latest News

Kenya oo dal ku gal u diidey mas’uuliyiin Soomaali ah

Dowladda Kenya ayaa dal ku gal u diidey xildhibaanno iyo wasiiro ka tirsan dowladda federaalka ah ee Soomaalaiya, kuwas oo muddo saacado...

Warbixin laga soo saaray Soomaalida qabta cudurka Aids-ka ee ku nool Minnesota

Wasaaraadda caafimaadka ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa sannad kasta soo saarta warbixin ku saabsan cudurka HIV/Aids-ka iyo tirada dadka uu...

Dowlada oo Fariin muhiim ah u dirtay Ganacsatada Soomaaliyeed ee hantida badan ku heesata...

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa fariin u diray ganacsatada Soomaaliyeed ee inta badan hantidooda...

Kenya oo xirtay qaar ka mid ah xawaaladaha Soomaalida ee Nairobi

Ciidamada Kenya ayaa maanta xiray xawaalado ka mid ah kuwa Soomaalida oo ku yaalla magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.

Wasiir Goodax oo ka laabtay hadalkiisii ahaa inuu fashilmay Imtixaanka Puntland

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre oo goordhow soo saaray War Saxaafadeed ayaa sheegay inuu ka xun yahay hadal shalay uu ka...

Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxyadii Caawa ka dhacay Muqdisho

Waxaa goordhaw labo qarax siyaabo kala duwan uga dhaceen Degmooyinka Xamar Weyne iyo Wadajir, waxaana qaraxyadan caawa khal khal iyo cabi badan...