Home Authors Posts by Webmaster Markacadeey

Webmaster Markacadeey

1875 POSTS 0 COMMENTS

Latest News

Wargeyska Standard: Uhuru Kenyatta iyo Raila Odinga oo lagu xusay fadeexad salka ku saabsan...

Magacyada madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo ra'iisul wasaarihii hore Raila Odinga ayaa lagu xusay fadeexad ku saabsan dahab been abuur ah oo...

Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta u codeynaya Heshiis Caalami ah

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulankooda 15aad ee Kalfadhiga 5aad, waxaana Xildhibaanada lagu wargeliyay xalay...

Wasiirka Maareynta musiibooyinka Soomaaliya oo Geneva kaga qeybgalay shir muhiim ah

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiiiboyinka ee Xukuumadda Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Geneva uga qeyb galaya markii ugu horeysay shirka...

Soomaaliya: Qoys carruur iyo xoolaba ku waayey daadad kusoo rogmaday

Wararka ka imaanaya gobolka Bari ee Soomaaliya ayaa sheegaya in qoys reer miyi ah oo ku noolaa baadiyaha degmada Waaciye ay daadadkii...

Dakhliga Trump soo galay 2018 oo la shaaciyey

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa sameeyey dakhli ah 434 milyan oo dollar sanadii 2018, sida ku cad warbixin uu ugu gudbiyey Xafiiska...