Home Authors Posts by Webmaster Markacadeey

Webmaster Markacadeey

2307 POSTS 0 COMMENTS

Latest News

Shaqaalaha Boeing oo la sheegay in ay sii ogaayeen cilladda haysata nooca 737 Max

Shaqaalaha shirkadda sameysa diyaaradaha ee Boeing ayaa sanadkii 2016 la sheegay in ay isu direen farriimo ku saabsan cillad ay ku arkeen...

Xildhibaanada Golaha shacabka oo kulankoodii ugu horeeyey ku yeelanaya xarun cusub

Xildhibaanada Golaha Shacabka Somalia ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyey ee ka tirsan kalfadhiga 6aad ku yeelanaya magaalada Muqdisho. Xildhibaanada...

Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Wasiirka Maaliyadda Norway Oo Ku Kulmay Washington

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Washington kula kulmay wasiirka maaliyadda Norway, Siv Jensen oo ay ka wada...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Washington Uga Qeyb Galay Shirka Heerkiisu Sarreeyo Ee IMF Iyo...

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka uga qayb galay shirka miiska wareegsan ee Bangiga...

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta oo Shir uga qayb galay Hindiya

Wasiirka Wasaradda Badroolka iyo Macdanta Xukumadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane C/rashiid maxamed Axmed ayaa magaalada New Delhi dalka Hindiya  kaga qaybgalay shirka tamarta...

Sababta uu Kheyre Xalay ugu safray Mareykanka

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay u  u safray  magaalada Washington ee dalka Maraykanka. Wafdiga...