Home Authors Posts by Webmaster Markacadeey

Webmaster Markacadeey

2101 POSTS 0 COMMENTS

Latest News

Maamulka Trump oo Soo Saaray Sharci Cusub oo Quseeya Muhaajiriinta

Maamulka madaxweyne Trump ayaa toddobaadkan ku dhowaaqay sharci cusub oo si gaar ah u taabanaya dadka soo galootiga ah ee dalkan Maraykanka,...

Qaabkee ayay u dhacday doorashada guddoonka baarlamaanka Jubbaland?

Waxaa hadda soo gabagabowday doorashada guddoonka ee baarlamaanka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland. Guddoomiyaha Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka...

Dagaal culus oo saaka ka dhacay deegaanka Daynuunay ee duleedka Baydhabo

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo saaka ka dhacay deegaanka Daynuunaay oo qiyaastii 30KM u jira magaalada Baydhabo,...

Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad lagu laayay Shabeellaha Hoose

Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay duqaymo iyo weeraro toos ah oo ka dhacay gobalkaas lagu laayay maleeshiyaad...

Goobaha la dejinayo Ergada ka qeyb galeysa shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo la...

Guddiga qaban qaabada shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug ayaa kormeeray xarunta loogu tala galay inuu ka dhaco shirka iyo goobaha loo diyaariyay...

Ilhaan Cumar: “Netanyahu wuxuu markasta diidaa dadaallada nabadda”

Ilhaan Cumar ayaa soo saartay qoraal ay uga jawaabeyso tallaabada Israa'iil ay ugu diiday in dhulkeeda ay galaan iyada iyo xildhibaan kale...