Millions of Muslim pilgrims gather at Mount Arafat
More than two million Muslims performing the annual hajj pilgrimage in Saudi Arabia gathered on Wednesday Mount Arafat, east of the holy city of...
Labiska Janada
Allaah (sw) wuxuu quraanka ku yir {sabirkii ay aduunka sabreen ayaa waxaa lagu abaal marinay janno iyo xariir), wuxuu kale oo uu allaah yiri...
Dhismaha jannada
Jannadu waxay ka dhisan buluketi dahab(gold) ah iyo bulukeeti qalin(silver) ah, labada bulukeeti dhexdooda waxaa ah Miski (booskii dhoobada), quruuruxa jannada wuxuu ka samaysan...
Jannada iyo wixii loo diyaariyey Mu?miniinta
Allaah (sw) wuxuu jannada ka dhigay guri ay leeyihiin dadka karaamada iyo sharafta ku lahaa Allaah agtiisa markii ay dunida joogeen, kuwaas oo noloshooda...
Dadaalka Salafka by: Sh. Abdalla M. Maxammud
Qalbiga hadduu ku xiran yahay Alle waxaan shaki lahayn inuu jeclaanayo salaada, sidaa awgeed ayuu nabiga naxariis iyo nabad gelyo Eebe korkiisa ha yeelee...
Qisaddii Nabi Ismaaciil C.S by: Sh. Max’ud Sh. C/Waaxid
Sababtii keentay in Illaahay amro Nebi Ibraahiim inuu bireeyo Wiilkiisa Ismaaciil CS.Sababta keentay in Nebi Ismaaciil CS la amro in la bireeyo xaqiiqada Illaah...
GEERIDA AYAA WAANO NOOGU FILAN
Marka U horaysa waxaan dadka u dardaarmaynaa cabsida Alle, sida allaah uu Quraanka kariimka ah noogu sheegay {dadyahaw mu’miniinta ahi haddad Eebe ka cabsataan...
KHOOFKII(AMA CABSIDII SAXAABADA) ABUUBAKAR AL SIDDIIQ:
Abuubakar(Allaha ka raalli noqdee) sida uu warinayo imaam Axmed ibnu xanbal, waxaa laga hayaa inuu yiri: “Waxaan jeclaystaa inaan ahaado xabbad tin ah...
WAR NAXDIN LEH:-65 qof ayaa ku dhintay masjidka Xaramka
Ugu yaraan lixdan iyo shan qof ayaa ku dhintay masaajidka xaramka ee magaalada Maka ee dalka Sacuudi Carabiya kadib markii uu soo dumay wiish...
GOOL HAYE WAREERIYEY GOOL HAYIHII KA SOO HORJEEDEY
https://youtu.be/71wbNBybrKY