Suniel Shetty Oo Wiilkiisa Aahan Filim U Maal Galin Doono Dhawaan

Action Hero Suniel Shetty wuxuu ku mashquulsan yahay soo saarista wiilkiisa yaraanka ah Aahan Shetty. Marba hadii gabadhiisa Athiya Shetty uu dhawaan soo caan bixiyay...

RUNTU WAA XAL DHAB AH (Sheeko Gaaban) Qeybta 4aad

Qeybtii 4-aad. ''Cajiib.....! waxaan iska ilaalin jiray in Asxaabteyda ay ogaadeen in ley qabo..!'' ayuu yiri Cumar oo sheekada wax ka dhageysanayey, isagoo la yaaban...

BEAUTY

Subscribe to RSS headline updates from: Powered by FeedBurner

Barnaamij gaar ah: Fankii Hore iyo Fanka Maanta

Ku soo dhawaada Barnaamij gaar a oo ku saabsan fankii hore iyo kii maanta, waana barnaamij loogu talagalay munaasabadda ciidda. Barnaamijka oo dhan ka dhegayso...

Imtixaan Ku Saabsan Jaceylka Qof Is Huba Ayaa Ka Jawaabi Kara , Hadaad Been...

Imtixaan Ku Saabsan Jaceylka Qofkii Is Huba Haka jawaabo.Hadaad Been Sheegi Doonto Ha Galin Imtixaankaan. Xariirka guurka waa muqadas jiritaankiisa iyo deganaashihiisa , waxa uuna...

Waad Ka Qurux Badantahay Sidaad Isku Aragtid

Shirkada ku caan baxday saabuunta lagu quweeysto/meydho ee Dove ayaa taas beensay markey tijaabo galisay. Shirkadan ayaa shaqleysisay xirfadeyste sawira dadka dambiga gala oo aan...

Arjun Kapoor oo mar kale codsaday in flim la soo jisho Sonakshi Sinha…

Actarka Arjun Kapoor ayaa mar kale ka codsaday Flim sameeyaha Amit Ravindernath in uu flim kale soo sameeyo si mar kale flim iskula soo...

GOOL HAYE WAREERIYEY GOOL HAYIHII KA SOO HORJEEDEY

https://youtu.be/71wbNBybrKY

Latest News

Wararkii ugu dambeeyay ee cudurka Coronavirus ee caalamka

Dhawaqa digniinta ee duqeymaha cirka, hoonka maraakiibta, kan gawaarida iyo midka tareennada ayaa laga yeeriyay guud ahaan waddanka Shiinaha, taas oo lagu...

Soomaaliya oo xaqiijisay kiisas cusub oo Coronavirus ah

Dowladda Soomaaliya ayaa soo warisay in kiisaska cudurka coronavirus ee Soomaaliya ay korodhay. Qoraal kooban oo ka soo baxay...

Mid ka mid ah saraakiil goboleedyadii ugu sareeyey Al-Shabaab oo la dilay

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay inay dileen sarkaalkii Al-Shabaab u qaabilsanaa howl-gallada gobolka Bakool. Qoraal kasoo baxay ciidamada...

Banddow habeen iyo maalin ah oo lagu soo rogay Maka iyo Madiina

Saraakiisha dalka Sucuudiga ayaa banddow habeen iyo maalin ah kusoo rogay magaalooyinka barakeysan ee Maka iyo Madiina si looga hortaggo faafitaanka cudurka...

COVID-19 oo Yurub ku dilay ku dhowaad 40 Soomaali ah

Xanuunka COVID-19 ee uu dhaliyo Coronavirus ayaa faro ba’an ku haya qaar ka tirsan Soomaalida qurbaha, gaar ahaan kuwa ku nool Yurub,...

Guddiga xakamaynta xaaladaha Cudurka Corona virus oo ka digay in la qarshado xanuunkan

Guddiga sare ee loo xilsaaray xakamaynta xaaladaha Cudurka COVID19 oo shir jaraa’id ku qabtay Isbitaalka Martiini ayaa sheegay in Soomaaliya laga helay...