Dhegeyso Wareysi Khasaaraha Dagaalkii ka dhacay Hawdka Nugaal iyo Burtinle.
Dhegeyso wareysi ku saabsan dagaalkii maanta ee deegaanada Xoore iyo Yaygalo Qoriley ka dhacay, Khasaaraha ka dhashay dagaalka iyo waxyeelada soo kala gaartey dhinacyada...
Radio Markacadeey Live (DHEGEYSO HADDA TOOS)
markacadeey Live is on Mixlr
DHowaan waxaan si toos ah Hawada u soo gelin doonna Radio Markacadeey oo si toos LIve ah aad u dhegeysan...
Dhegeyso:Barnaamijka Nashada Jimcaha ee Markacadeey.com
Dhamaan Booqdayaasha Web site-kan Markacadeey.com, waxaan ugu talo galney barnaamijyo kala duwan, si aan u daboolno doonista akhristayaasheena, sidaasi darteed Webka oo lagu soo...
DHEGEYSO RADIO MARKACADEEY – LIVE NOW- SUUGAAN
markacadeey Live is on Mixlr
Dhegeyso Radio Markacadeey (markacadeey.com) oo si toos ah Hawada ugu jira Suugaan Macaan ayaa ka socota, iyadoo dhowaana uu bilaabo...
War deg deg ah:GalMudug oo la wareegtey deegaanka Camaara
Wararka laga helayo deegaanka Camaara ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug ay maanta la wareegeen deegaankaasi.
Wararka ayaa sheegaya in dagaal yahanada Alshabaab...
“Hawiye dad na jecel maaha, Sharcigana wey ku tumanayaan…” Xildhibaanada Puntland
Xildhibaanadda baarlamaanka ee maamulka Puntland oo maalmahan ka doodayey Siyaasadaha Muqdisho iyo Garoowe ayaa maanta yeeshay doodii ugu adkayd oo ku saabsan arintaasi.
Mid kamid...
Maqal : RW. Cumar Oo Ku Baaqay Joojinta Dagaalka Qoriley.
Ugu horeen waxa uu ka hadlay dagaal beeleedyo ka dhacay deegaanka Qorilley ee gobalka Sool, isaga oo sheegay in ka xukuumad ahaan ay aad...
Odayaasha Dhaqanka Hiiraan oo diiday in Shirka Maamul u sameynta lagu qabto Jowhar{DHAGEYSO}
Kulan ay maanta Magaalada Baledweyne ee Xarunta u ah Gobolka Hiiraan ay ku yeesheen Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay uga soo horjeesteen...
Dhegeyso Xildhibaanada ka hor yimid ka noqoshada Mooshinka Madaxweynaha
Waxaa soo badanaya xildhibaanada Baarlamaanka ee ka hor imaanaya go'aankii gudoomiyaha golaha baarlamaanka federaalka Soomaaliyeed, Prof Jawaari uu ku shaaciyay in laga laabtey mooshinkii...