Odayaasha Dhaqanka Hiiraan oo diiday in Shirka Maamul u sameynta lagu qabto Jowhar{DHAGEYSO}

Kulan ay maanta Magaalada Baledweyne ee Xarunta u ah Gobolka Hiiraan ay ku yeesheen Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay uga soo horjeesteen...

Maqal : RW. Cumar Oo Ku Baaqay Joojinta Dagaalka Qoriley.

Ugu horeen waxa uu ka hadlay dagaal beeleedyo ka dhacay deegaanka Qorilley ee gobalka Sool, isaga oo sheegay in ka xukuumad ahaan ay aad...

Radio Markacadeey Live (DHEGEYSO HADDA TOOS)

markacadeey Live is on Mixlr DHowaan waxaan si toos ah Hawada u soo gelin doonna Radio Markacadeey oo si toos LIve ah aad u dhegeysan...

“Hawiye dad na jecel maaha, Sharcigana wey ku tumanayaan…” Xildhibaanada Puntland

Xildhibaanadda baarlamaanka ee maamulka Puntland oo maalmahan ka doodayey Siyaasadaha Muqdisho iyo Garoowe ayaa maanta yeeshay doodii ugu adkayd oo ku saabsan arintaasi. Mid kamid...

Dhegeyso Wareysi Khasaaraha Dagaalkii ka dhacay Hawdka Nugaal iyo Burtinle.

Dhegeyso wareysi ku saabsan dagaalkii maanta ee deegaanada Xoore iyo Yaygalo Qoriley ka dhacay, Khasaaraha ka dhashay dagaalka iyo waxyeelada soo kala gaartey dhinacyada...

Dhegeyso Xildhibaanada ka hor yimid ka noqoshada Mooshinka Madaxweynaha

Waxaa soo badanaya xildhibaanada Baarlamaanka ee ka hor imaanaya go'aankii gudoomiyaha golaha baarlamaanka federaalka Soomaaliyeed, Prof Jawaari uu ku shaaciyay in laga laabtey mooshinkii...

DHEGEYSO RADIO MARKACADEEY – LIVE NOW- SUUGAAN

markacadeey Live is on Mixlr Dhegeyso Radio Markacadeey (markacadeey.com) oo si toos ah Hawada ugu jira Suugaan Macaan ayaa ka socota, iyadoo dhowaana uu bilaabo...

Wareysi: Wariye Aamina Muuse oo Ka Hadleysa Taariikhda Wariye Cawke

        Dhegeyso aamino Muuse Wehliye oo ka hadleysa taariikhda Axmed Xasan Cawke http://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2015/11/Wareysi-Aamina-Muuse-Wehliye-Cawke.mp3

Fanaanada Nasteexo Indho oo shaacisey Sababta loogu diidey Bandhigii Hargeysa(DAAWO MUUQAAL)

Fannaanadda Nasteexo Indho oo habeenkii Sabtidii aanu ka soo gudubtay laga hor-istaagay in ay bandhig faneed ka dhigto Magaalada Hargeysa ayaa ka hadashay Arrintaasi. Nasteexo...

Latest News

Xarunta barlamaanka Maraykanka oo laga cabsi qabo in markale la weeraro

Ammaanka xarunta baarlamaanka Maraykanka ee loo yaqaan US Capitol ayaa aad loo adkeeyay, kadib markii la helayay warar sheegaya in Khamiista maanta...

Shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo oo markii Saddexaad baaqday

Dib u dhac ayaa markii 3aad ku yimid kulan uu Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo isugu yeeray madaxda maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Dagaal khasaaro badan dhaliyay oo dhaxmaray ciidamada Sudan iyo kuwa Itoobiya

Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada milatariga Sudan iyo kuwa Itoobiya oo garab ka helayay ciidamo kasoo jeeda Eritrea ayaa ka dhacay...

Puntland oo soo jeedisay in shirka arrimaha doorashada lagu qabto garoonka diyaaradaha

Maamulka Puntland ayaa soo jeediyay in kulanka lagu wado in uu dhexmaro madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada uu ka dhaco garoonka diyaaradaha...

Xukuumadda Soomaaliya oo soo saartay amaro lagu xakameynayo faafida Xanuunka COVID19

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya H.E. Maxamed Xuseen Rooble, markii uu qiimeeyey soo laba kaclaynta xanuunka COVID-19 Markii uu dib u eegis...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddiyo u magacaabay qabanqaabada banaanbaxyada Midowga Musharraxiinta

Ka dib kulan uu maanta magaalada Muqdisho kula yeeshay midowga musharixiinta kaas oo dhammeystir u ahaa heshiiskii 25-kii Febraayo ay gaareen Dowladda...