Remembering Minister Abdirahman Hosh Jibril

By: Ambassador Ali Said Faqi It is obvious that we will all die one day as life is ultimately...

The Expulsion of the UN SRSG from Somalia: Lesson Learned

By Ismail Omar Ahmed Regrettably in the past several decades Somalia was turned into an experimental lab where foreign...
video

Madaxweynaha JFS “Heshiis kasta aan galnay wuxuu ku salaysnaa soo celinta magaca Dalka” Dhageyso

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wareysi gaar ah siiyey Warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyey muhiimadda heshiiska taariikhiga ah ee dhexmaray waddamada Soomaaliya iyo Itoobiya. Madaxweynaha...
video

Ku-xigeenka Danjiraha Soomaliya ee Dalk Sacuudiga oo ka qeyb galey Mahrajaan Sanadeedka ee Jaamacada...

Ku-xigeenka Danjiraha Soomaliya ee Dalk Sacuudiga Mudane Salim Macow Xaaji ayaa ka qeyb galey Mahrajaan Sanadeedka ee Jaamacada Islaamiga ee Taiba ee magaalada Madiinah...

Latest News

Mid ka mid ah saraakiil goboleedyadii ugu sareeyey Al-Shabaab oo la dilay

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay inay dileen sarkaalkii Al-Shabaab u qaabilsanaa howl-gallada gobolka Bakool. Qoraal kasoo baxay ciidamada...

Banddow habeen iyo maalin ah oo lagu soo rogay Maka iyo Madiina

Saraakiisha dalka Sucuudiga ayaa banddow habeen iyo maalin ah kusoo rogay magaalooyinka barakeysan ee Maka iyo Madiina si looga hortaggo faafitaanka cudurka...

COVID-19 oo Yurub ku dilay ku dhowaad 40 Soomaali ah

Xanuunka COVID-19 ee uu dhaliyo Coronavirus ayaa faro ba’an ku haya qaar ka tirsan Soomaalida qurbaha, gaar ahaan kuwa ku nool Yurub,...

Guddiga xakamaynta xaaladaha Cudurka Corona virus oo ka digay in la qarshado xanuunkan

Guddiga sare ee loo xilsaaray xakamaynta xaaladaha Cudurka COVID19 oo shir jaraa’id ku qabtay Isbitaalka Martiini ayaa sheegay in Soomaaliya laga helay...

Hey’adda NISA oo sheegtay iney talaabo ka qaadeyso weriye Harun Macruuf

Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka ee NISA ayaa shaacisay inay tallaabo sharciga waafaqsan ka qaadeyso wariyaha caanka ah Harun Macruuf oo ka...

Coronavirus oo saameeyey howlihii xawaaladaha Soomaalida

Xanuunka Coronavirus ee dunida ku faafaya ayaa waxa uu yeeshey saameyn kala duwan, marka laga soo tago dadka uu hayo iyo kuwa...