video

Madaxweynaha JFS “Heshiis kasta aan galnay wuxuu ku salaysnaa soo celinta magaca Dalka” Dhageyso

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wareysi gaar ah siiyey Warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyey muhiimadda heshiiska taariikhiga ah ee dhexmaray waddamada Soomaaliya iyo Itoobiya. Madaxweynaha...
video

Video 14: Nin Carooday Laga Badiyay “By: Bazi Bussuri Sheikh

    [youtube https://www.youtube.com/watch?v=Ph6waqAbsB4]     [youtube https://www.youtube.com/watch?v=XkJzHwgptZ4]
video

Ku-xigeenka Danjiraha Soomaliya ee Dalk Sacuudiga oo ka qeyb galey Mahrajaan Sanadeedka ee Jaamacada...

Ku-xigeenka Danjiraha Soomaliya ee Dalk Sacuudiga Mudane Salim Macow Xaaji ayaa ka qeyb galey Mahrajaan Sanadeedka ee Jaamacada Islaamiga ee Taiba ee magaalada Madiinah...

Fanaanka Nimcaan Hilaac oo xalay Baydhabo ruxey, kadib markii uu qaadey heeso Maay ah....

Magaalada Baydhabo, xarunta gobolka Baay, ahna Fariisinka kmg-ka ah ee Maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa xalay lagu qabtey Bandhig faneed si weyn looga...

DAAWO MUUQAAL:Habka ugu Fudud Wejigaa u Qurxin kartid

Sida la ogyahay Aadanaha dunida ku nool muhiimad gaar ah ayuu siiyaa Hagaajinta iyo Qurxinta jirka Qofka, waa tan soo saartaa Muuqaalka Quruxda leh...

Latest News

Qodobada ay ka wadahadleen Xoghayaha Arr. Debedda UK iyo Madaxweyne Xasan

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Arrimaha Debedda ee UK James Cleverly ayaa khadka isgaadhsiinta kaga wada hadlay, qodobo ay ka...

Tahriibeyaal Soomaali ah oo ku dhintay badda Giriigga

Ugu yaraan 22 qof oo Soomaali ah oo u badan dumar ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen xeebta dalka Giriigga, kaddib...

Taliye cusub oo maanta loo magacaabay BANAADIR kadib dilkii Farxaan Qaroole

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Generaal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa maanta magacaabay taliyaha qaybta guud ee  Booliska gobolka Banaadir,...

QM Oo Ku Baaqday In La Baaro Tahriibayaal Liibiya Ku Dhintay Ka Dib Markii...

Hawlgalka Qaramada Midoobay ee dalka Liibiya ayaa Axaddii wuxuu cambaareeyey “dilkii ugu foosha xumaa” ee loo geysto 15 tahriibayaal ah oo ka...

Khasaaraha Al-Shabaab ku gaaray dagaalkii shalay ‘oo maraya 100 dhimasho ah’

Xog cusub ayaa laga helayaa khasaaraha kooxda Al-Shabaab ay ka kulmeen dagaal shalay ka dhacay deegaanka ee Macawiisleyda ku leeyihiin deegaanka Jicibow,...

Xasan Sheekh oo baabi’iyey laba guddi oo uu sharci darro kuodhisay 0l9 Farmaajo

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kala diray Golaha Adeega Qarsoorka Qaranka iyo Xubnaha Guddiga La-dagaalanka musuqmaasuqa, kuwaasi oo la...