Latest News

Hindiya oo hub ka iibineysa dalka Armenia

Hindiya ayaa dooneysaa inay dalka Armenia ka iibiso hub qiiamhiisa lagu sheegay Rs 2000 Crore (oo u dhiganta ku dhawaad $244 oo...

Ganacsato Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Wararka laga helayo dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in dalkaas dilal loogu geystay muwaadiniin Soomaaliyeed oo goobo ganacsi ku lahaa deegaanka Guguleti...

Ciidamadii ugu badnaa oo lagu diyaarinayo KISMAAYO

Wararka nagasoo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dhaq-dhaqaaq ciidan oo ay waddo dowlad goboleedka jubbaland, kaas oo ku...

Wararkii ugu dambeeyay ee muddo kororsiga Somaliland

HARGEISA — Golaha Guurtida Somaliland ayaa muddo laba sano ah ugu kordhiyay muddo xileedka madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, kadib kulan uu goluhu...

Askar badan oo ku geeriyootay shil ka dhacay duleedka degmada Balcad

BALCAD – Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil gaari oo xalay ka dhacay duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe,...

Saraakiil milateri oo sheegay inay xukunka ka tuureen Hoggaamiyihii Burkina Faso

OUAGADOUGOU, Burkina Faso – In ka badan 10 askari ayaa la wareegay telefiishanka qaranka ee dalka Burkina Faso xilli dambe oo Jimcihii...