Latest News

Donald Trump oo ugu dambeyntii meel fagaare ah ku xirtay mask

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa markii ugu horraysay meel fagaare ah waxa uu ku xirtay mask tan iyo markii uu bilowday xanuunka...

Ra’isulwasaarihii hore ee Somaaliya oo geeriyooday

Ra’isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa goor dhow ku geeriyooday dalka Turkiga sida ay xaqiijiyeen qaar ka tirsan eheladiisa.

Wasiir Beyle Oo Aaladda Fogaan Aragga Kula Shiray Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aalada fogaan aragga kula shiray Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka Dr. Bandar...

Qorshe Madaxda Dowlada Federaalka looga qeyb galinayo Shirka Dhuusomareeb oo socda

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug waxaa ka socda shir ay leeyihiin madaxda Dowlad goboleedyada , shirkan ayaana looga arinsanayaa arimo...

Madaxda dowlad-goboleedyada oo ku shiraya Dhusamareeb

Madaxweynayaasha dowlad-goboleedyada Soomaaliya ayaa maanta uu shir uga furmayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Qodobada ugu muhiimsan ee shirkan...

Faahfaahin ka soo baxaysa dagaal ka dhacay magaalada Gaalkacyo

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan iskahorimaad hubeysan oo xalay iyo saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo gaar ahaan dhinaca waqooyi.