DAAWO:- WARIYE SOMALILAND AH OO RUWAAYAD CAJIIB AH KA SAMEEYAY XARIGA FANAANIINTA XIDIGAHA GEESKA
Wariye C/maalik Muuse Coldoon oo kamid ah wariyaasha ku sugan Somaliland ayaa ruwaayad cajiib ah ka sameeyay xariga fanaaniinta xidigaha geeska loogu geystay magaalada...
Somaliland’s Horn Stars band arrested over Somali flag
Members of one of Somaliland's best-known groups, the Horn Stars, have been arrested for allegedly waving Somalia's flag at a concert.
They were performing during...
Somaliland Maxay ka tiri Xariga Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo Weli Xabsi ku jida (DAAWO)
Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland, Axmed Faarax Cadarre, ayaa sheegay in sharciga la horkeeni doono afar ka mid ah Fanaaniinta Xidigaha Geeska,...
Somalis criticize Hargeisa in social media for arresting singers
Somalis across the globe have criticized self declared Somali land authorities in the social media.
The reaction comes after Hargeisa authorities detained four members of...
Farxiya Kabayare: “Shacabka waa inay ka dhiidhiyaan waxa Hargeysa ka socda” DAAWO
Fannaanada Farxiya Kabayare ayaa war culus ka soo saartay xariga lagula kacay fannaaniin ka tirsan kooxda Xiddigaha Geeska, iyadoona isweydiisay dhowr su’aalood oo...
Golaha Abwaaniinta Soomaaliyeed oo cambaareeyay xariga fanaaniinta xidigaha
Golaha Abwaanadda Soomaaliyeed waxaa ay ku tilmaameen wax laga xumaado Fanaaniin Soomaaliyeed kuwaas oo Bandhig Faneed ku qabtay Magaaladda Muqdisho lagu xiray Magaaladda...
DHAGEYSO:Abwaan Laab-saalax”Xidigaha Geeska Afrika ma aha Shaqaale Dowladeed”, Qalad ayay ku xiran yihiin…””
"Xidigaha Geeska Afrika ma aha Shaqaale Dowladeed”, Qalad ayay ku xiran yihiin…”” sidaasi waxaa yiri abwaan Laab-saalax oo warbaahinta la hadley, kana dhawaajiyey in...
Somaliland detains musicians who performed in Mogadishu
Northern Somali self declared state of Somaliland has detained popular Horn stars musicians when they arrived in the capital of self declared state Hargeysa...
Daawo: Ciyaaro Dhaqameed lagu qabtey Puntland
Ciyaaro kala duwan ayaa waxa lagu qabtay Iskuulka Imaamu shaafici ee ku yaalla Magaalada Boosaaso taasi oo lagu maamuusayey Munaasabada Ciida Carafo
Mahrajaanka ayaa waxa...
DEG DEG: Qaar ka mid ah Xidigaha Geeska Oo Lagu Xeray Hargeysa
Ciidamadda amaanka Maamulka Somaliland ayaa lagu soo waramaayaa in magaaladda Hargeysa ay ku xereen qaarkamida fanaaniinta Xiddigaha geeska oo saldhigoodu yahay Magaaladaasi.
Xariga Xiddigaha Geeska...
Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo Caawada Muqdisho ku dhigaya Bandhig Faneed ciida darteed+ Qiimaha lagu...
Hotel City palace waxaa caawa lagu qabanayaa Bandhig Faneed aad loo wada sugayay kaasoo ay dhigayaan Fanaaniin reer Hargeysa ah kuwaasoo ka tirsan Kooxda...
Barnaamij gaar ah: Fankii Hore iyo Fanka Maanta
Ku soo dhawaada Barnaamij gaar a oo ku saabsan fankii hore iyo kii maanta, waana barnaamij loogu talagalay munaasabadda ciidda.
Barnaamijka oo dhan ka dhegayso...
Fanaanad Cusub Oo Aad U Cod Macaan Nimco Happy Ayaa Heesteedii Ugu Horeysay Kusoo...
Fanaanad Nimco Happy ayey aad uga heleen dadkii fursada u helay iney daawadaan muuqaalka heesteeda ugu horeysay, iyadoo kusoo bandhigtey heybadeeda faneed oo weliba...