FANAANKA BK:” Aniga Facebook ma lihi, Mana aflagaadeyn Somalia.. DAAWO MUUQAAL”

Maxamed Siciid BK oo ka mid ah hobolada kooxda Xidigaha geeska Afrika oo dhowaan markii qaar ka mid ah fanaaniinta kooxdaasi la xirey ay...

Somaliland’s Horn Stars band arrested over Somali flag

  Members of one of Somaliland's best-known groups, the Horn Stars, have been arrested for allegedly waving Somalia's flag at a concert. They were performing during...

RADIO MARKA

... // Powered by Cincopa Video Hosting for Business solution.RADIO MARKACADEEYRADIO MARKACADEEY

Somaliland detains musicians who performed in Mogadishu

Northern Somali self declared state of Somaliland has detained popular Horn stars musicians when they arrived in the capital of self declared state Hargeysa...

Somalis criticize Hargeisa in social media for arresting singers

Somalis across the globe have criticized self declared Somali land authorities in the social media. The reaction comes after Hargeisa authorities detained four members of...

DAAWO:- WARIYE SOMALILAND AH OO RUWAAYAD CAJIIB AH KA SAMEEYAY XARIGA FANAANIINTA XIDIGAHA GEESKA

Wariye C/maalik Muuse Coldoon oo kamid ah wariyaasha ku sugan Somaliland ayaa ruwaayad cajiib ah ka sameeyay xariga fanaaniinta xidigaha geeska loogu geystay magaalada...

DHAGEYSO:Abwaan Laab-saalax”Xidigaha Geeska Afrika ma aha Shaqaale Dowladeed”, Qalad ayay ku xiran yihiin…””

"Xidigaha Geeska Afrika ma aha Shaqaale Dowladeed”, Qalad ayay ku xiran yihiin…”” sidaasi waxaa yiri abwaan Laab-saalax oo warbaahinta la hadley, kana dhawaajiyey in...

Dhegeyso:Barnaamijka Nashada Jimcaha ee Markacadeey.com

Dhamaan Booqdayaasha Web site-kan Markacadeey.com, waxaan ugu talo galney barnaamijyo kala duwan, si aan u daboolno doonista akhristayaasheena, sidaasi darteed Webka oo lagu soo...

Farxiya Kabayare: “Shacabka waa inay ka dhiidhiyaan waxa Hargeysa ka socda” DAAWO

Fannaanada Farxiya Kabayare ayaa war culus ka soo saartay xariga lagula kacay fannaaniin ka tirsan kooxda Xiddigaha Geeska, iyadoona isweydiisay dhowr su’aalood oo...

Daawo: Ciyaaro Dhaqameed lagu qabtey Puntland

Ciyaaro kala duwan ayaa waxa lagu qabtay Iskuulka Imaamu shaafici ee ku yaalla Magaalada Boosaaso taasi oo lagu maamuusayey Munaasabada Ciida Carafo Mahrajaanka ayaa waxa...

DEG DEG: Qaar ka mid ah Xidigaha Geeska Oo Lagu Xeray Hargeysa

Ciidamadda amaanka Maamulka Somaliland ayaa lagu soo waramaayaa in magaaladda Hargeysa ay ku xereen qaarkamida fanaaniinta Xiddigaha geeska oo saldhigoodu yahay Magaaladaasi. Xariga Xiddigaha Geeska...

Golaha Abwaaniinta Soomaaliyeed oo cambaareeyay xariga fanaaniinta xidigaha

Golaha Abwaanadda Soomaaliyeed waxaa ay ku tilmaameen wax laga xumaado Fanaaniin Soomaaliyeed kuwaas oo Bandhig Faneed ku qabtay Magaaladda Muqdisho lagu xiray Magaaladda...

Barnaamij gaar ah: Fankii Hore iyo Fanka Maanta

Ku soo dhawaada Barnaamij gaar a oo ku saabsan fankii hore iyo kii maanta, waana barnaamij loogu talagalay munaasabadda ciidda. Barnaamijka oo dhan ka dhegayso...

Fanaanad Cusub Oo Aad U Cod Macaan Nimco Happy Ayaa Heesteedii Ugu Horeysay Kusoo...

Fanaanad Nimco Happy ayey aad uga heleen dadkii fursada u helay iney daawadaan muuqaalka heesteeda ugu horeysay, iyadoo kusoo bandhigtey heybadeeda faneed oo weliba...

Latest News

Askar kale oo lagu soo oogay dacwado la xiriira dilka George Floyd

Xeer ilaalinta gobolka Minnesota ayaa dacwado kusoo oogtay saddex askari oo wehliyey askariga caddaanka ah ee lagu eedeeyey inuu dilay George Floyd,...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay xilliga uu furmayo howlihii dulimaad ee dalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay xilliga rasmiga ah ee dib loo furayo howlihii duulimaayadda ee dalka. Garoonka diyaaradaha...

Ciidamada Xaftar oo guul daro lasoo daristay lagana qabsaday Garoonka Diyaaradaha ee…

Magaalada Tripoli ee caasimada Liibiya waxaa ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada daacada u ah dowlada caalamka aqoonsan yahay ee...

Xiisadda ka dhex aloosan Baashe iyo Faysal Cali oo meel sarre gaartay

Xiisada ka dhex aloosan Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland, Baashe Maxamed Faarax iyo Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid, Faysal Cali Waraabe ayaa...

Dilka George Floyd: Trump oo ku hanjabay inuu milatari u adeegsanayo soo afjaridda rabshadaha

Madaxweyne Donald Trump ayaa ka digay inuu dirayo milatari kala eryi karo xasiloonidarrada ay shacabku ka wadaan dalka Mareykanka oo dhan, mudaharaadyadaasi...

Galka Baarista: Hardanka siyaasadeed ee gobolka Gedo

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda amni ee ka jirta gobolka Gedo iyo cawaaqibka hardanka gobolkaas uu ku...