Wasiir Xoosh oo la kulmay Safiiradda Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa la kulmay Safiiradda Midowga Yurub (EU) u fadhisa Soomaaliya Amb...

Wafdi ka socda Dowladda Seychelles oo booqasho ku yimid Muqdisho

Socdaal laba cisho qaatay oo wafdi ka socda Xukuumadda Jamhuuriyadda Seychelles ay ku joogeen Caasimadda Muqdisho ayaa jawi guul leh ku dhammaaday. Wafdigan oo uu...

Dowladda Soomaaliya oo beenisey eedeymo lagu qorey jaraa’idka Indian Ocean

Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, cadadiisii 1455 soon baxay 21kii July 2017 oo ay sidoo...

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay Qurbajoogta dalka ku sugan

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadatashi ah la qaadatay dadka Qurbajoogta ah ee dalka ku sugan oo isugu jiray...

Xayiraadda Trump: Xaakim ballaariyay sharaxaadda qaraabo dhaw

Waaliddiinta sida awawga, ayayda iyo qaraabada kale ee ay leeyihiin dadka ku nool dalka Maraykanka ayaan laga hor istaagi karin socdaalka iyaga oo loo...

Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa kormeer ku tagey deegaanka Goobweyn iyo Jaamacadda Kismaayo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JF.S Mudane Xasan Cali Khayre oo weheliyaan xubnaha Golaha Wasiirada iyo Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kormeer ku tagay...

Shirka hordhaca Golayaasha Wasiirada ee Federaalka & Jubbaland

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Madoobe ayaa shir-guddoomiyey shir hordhac ahaa oo ay...

Al-Shabab oo Baad ku soo Rogay Ganacsatada Muqdisho

Qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Muqdishu ayaa sheegaya inay helayaan telefoonno uga imanaya dad ka tirsan ururka Al-Shabaab oo ku amraya inay bixiyaan...

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Soomaaliya oo kulan wadatashi ah ku qabatay Baydhabo

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la yeelatay bulshada rayidka ee Koonfur Galbeed, kulankan ayaa ku saabsanaa in dadka...

Somaliland: Bixinta kaadhadhka codbixinta oo ka socota Maroodijeex, Togdheer

Labada gobol ee Maroodijeex iyo Togdheer ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayey saaka si rasmi ah uga bilaabantay bixinta kaadhadhka codbixinta...

Madaxweyne Farmaajo oo ka gaabsaday inuu ka hadlo mowqifkiisa ku aadan Saldhiga Berbera

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka hadliyay furitaankii Kalfadhiga Labaad ee Baarlamaanka ayaa ka gaabsaday rasmi ah uu uga hadlo heshiiskii ay wada...

Wareysi: Cumar C/rashiid oo ka Hadlay Xiisadda Carabta

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, kana tirsan mudanayaasha aqalka sare, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ka qayb-galaya barnaamijka Martida Makarafoonka ayaa sheegay in maslaxadda...

Trump iyo Putin oo markii ugu horreysay fool ka fool u kulmay

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo dhigiisa Ruushka Vladimir Putin ayaa markii ugu horreysay fool ka fool u kulmay. Labada hogaamiye waxay ku kulmeen shir...

Maamulka Gobolka Benaadir oo amray in la joojiyo lacagaha lagu galo Beerta Nabadda

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maamulka Beerta Nabadda ku amray inay joojiyaan lacagaha laga qaadayo dadka galay Beerta Nabadda, maadaama uu maamulka sheegay in Beerta...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Addis Ababa kula kulmay Wasiirka A. Dibadda Sacuudiga 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya Caadil Al-Jubeir. Kulankan oo...
- Advertisement -

Latest article

DHAGEYSO: Wareysi Danjiraha Soomaaliya Qaramada Midoobay u fadhiya

Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Maxamed Cismaan (Abuukar Baalle) ayaa shalay waraaqihiisa aqoonsiga guddoonsiiyay xoghayaha guud ee Jimciyadda Quruumaha ka...

Ra’iisul Wasaare Khayre “Haddii aan Rabno in aan Dhibka ka baxno waa in la...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad loogu magac daray kulanka madaxda sare iyo...

Madaxweynaha oo Guddi u saaray shaqaaqadii dhex martay Ciidamada ammaanka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay shir deg deg ah isugu yeeray Hey’addaha ammaanka dowladda, kaasoo looga hadlayay shaqaaqadii sababtay dhimasho iyo dhaawac...