Filim kasta Baahubali Ma Noqon Karo… Maxay tahay sababta?

4-bilood ka hor filimka Baahubali wuxuu dhigay rikoor caalami ah wuxuuna noqday filimkii ugu horeeyay ee reer Koonfur Hindiya sameeyaan kaasi oo 100 Crore...

Waa sidee xaalada jilaaga John Abraham?

Action Hero John Abraham ayaa lagu sameeyay qaliin dhanka jilibka ah wuxuuna soo bandhigay xidigan sawir asigoo xaalad soo kabasho ku sugan. John dhaawac halis...

Jilaaga Amir Khan ma daawan doono filimka cusub ee walaalkiisa.

Mudo dheer kadib Faisal Khan waxaa maalinta Jimcada ah tiyaatarada loo saari doonaa filim cusub oo lagu magacaabo Chinar: Daastaan-E-Ishq. Laakiin Faisal Khan ayaa sheegay in...

Salman Khan oo wacad ku maray inuu wiilkiisa caan ka dhigi doono, Muxuu adeegsan...

Super Star Salman Khan ayaa si rasmi ah u sheegay inuu xidiga dhalinta yar Ahaan Shetty isaga soo caan bixin doono sidoo kalena filim...

Hrithik Roshan Iyo Amitabh Bachchan hogaaminaya filimka Dhoom 4

Hadal heynta ugu weyn maanta waxay tahay in labada Super Star Hrithik Roshan iyo Amitabh Bachchan ay heshiis la gaareen shirkada Yash Raj Films...

Suldan Salman Iyo Amiiradiisa Sonam Oo Laga Soo Bandhigay Hees Cusub Filimkooda PRDP (+Video)

Markale lama sugi doono heesta xiisaha badan ee filimka Prem Ratan Dhan Payo magaciisa ayaa daaha laga qaaday waana hees si wacan uu usoo...

Salman Khan Ma Wuxuu Ku Faraxsan Yahay Jabka Soo Gaaray Kangana Ranaut!!

Times of India ayaa shaaca ka qaaday arin xiiso badan waxayna kasoo xigatay shabada Bollywood Life, arinkan ayaa ah in Kangana Ranaut iyo Salman...

Shandaar Vs Tamasha Filimkee Ayaa Lacago Badan Soo Xareen Doono

Filimada Shandaar iyo Tamasha waa labo filim oo siweyn loo sugaayo sidoo kalena ay hogaamiyaal ka yihiin xidigo Bollywood-ka shacbiyad balaaran ku leh. Filimka Shandaar...

Xidigaha Bollywood-ka Ee Is Dhaleen Iyo Sida Muuqaal Ahaan La Isugu Soo Qaban Karo...

Waa arin dabiici ah in dadka iska dhalay la isku soo qabto muuqaal ahaan xitaa ay mararka qaar aad isugu ekaadaan, sidaa darteed kumaba...

Daawo Filimka Kis Kisko Pyaar Karu Iyo Sida Uu Kapil Sharma Kaaga Yaabin Doono...

Shactiroole Kapil Sharma filimkiisii ugu horeeyay Kis Kisko Pyaar Karu wuxu noqday mid guul weyn gaaray sidoo kalena sheeko ahaan aad looga helay. Hadaba maanta waxaan idiin...

Rasmi Filimka Kapil Sharma Hogaamiyaha Ka Yahay Kis Kisko Pyaar Karoon Oo Hit Dhameestiran...

Hambalyo shactiroole Kapil Sharma madaama filimkiisii ugu horeeyay uu sameeyay xidigan Hit dhameestiran noqday sidoo kalena uu amaan badan ku helay. Kapil Sharma ayaa Bollywood-ka...

Priyanka Chopra Filimka Don 3 Qayb Kama Ahan Iyo Sababta Ay Uga Baxday Filimkan

Waxaa daaha laga qaaday in filimka taxanaha caanka ah Don 3 aysan wax ka jili doonin Priyanka Chopra oo horey atirisho kowaad uga ahayd...

7-Atirisho Oo Lala Xariiriyay In Salman Ay Filimka Sultan La Jili Doonaan (+Sawiro)

Salman Khan wuxuu diyaar garow xoogan ugu jiraa duubista filimkiisa cusub Dangal oo si rasmi ah loo amba qaadi doono horaanta bisha November ee...

Filimka Talvar Looma Dhawaan Karo Wuxuuna Kusii Socdaa Hit Dhameestiran Inuu Noqdo

Inaba caadi ma ahan sheekada filimka Talvar ayaa shacab weynaha Hindiya ku qasabtay inay filimkan si joogto ah u daawadaan. Filimkan Irfan Khan iyo Konkana...

Latest News

Kenya oo safiirka Somalia soo cayrisay unu yeeratay safiirkeeda Soomaaliya

Kenya has recalled its ambassador in Mogadishu and ordered Somali envoy out of the country over alleged auctioning of oil blocs belonging...

Madaxweynaha Puntland oo Golaha Wakiillada Horgeeyey Golaha Wasiirada Cusub ee Puntland

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa horgeeyey Golaha Xukuumadda Puntland ee cusub Golaha Wakiillada ee Maamul Goboleedka Puntland oo...

Madaxweyne Trump oo xaalad deg deg ah ku dhawaaqay

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo qaran si uu uga maarmo in Kongreska uu u ansixiyo...

Itoobiya iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiiska dhoofinta Gaaska Dabiiciga ah ee DDS

Sida ay qortay Wakaaladda Wararka Itoobiya ENA , ayaa Wadamada Jabuuti iyo Itoobiya kala saxiixday heshiis ku saabsan dhoofinta Gaaska dabiiciga ah...

Wasaaradda Qorsheynta oo shir ku saabsan qorshaha horumarinta Qaranka ka furtay Kismaayo

Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daahfurtay Watashiga Qorshaha Horumarimta Qaranka Sagaalaad wareeggiisa kowaad oo lala yeeshay Rugta...

Wasiir Beyle oo sheegay inaanay Soomaaliya ahayn Waddanka ugu musuq-maasuqa badan Dunida

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Mudane; Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in hay’adaha caalamka ay hadda u ololeynayaan sidii looga cafin lahaa deymaha lagu...