Anil Kapoor Iyo Karishma Kapoor Sanad Aysan Iloobi Karin Oo Bollywood-ka Ku Leeyihiin Ma...
Waxaan si gaar ah ugu mahad celineyaa fikrada barnaamijkan cusub oo uu nagu dhiiri galiyay walaalkeena Nabil Abdlla oo qaybta Facebook nagula soo xareeyay.
Hadaba...
Rasmi Filimka Kapil Sharma Hogaamiyaha Ka Yahay Kis Kisko Pyaar Karoon Oo Hit Dhameestiran...
Hambalyo shactiroole Kapil Sharma madaama filimkiisii ugu horeeyay uu sameeyay xidigan Hit dhameestiran noqday sidoo kalena uu amaan badan ku helay.
Kapil Sharma ayaa Bollywood-ka...
Big News: Hrithik Roshan Iyo Deepika Padukone Oo Filimka Aashiqui 3 Wada Sameyn Doonaan
Shabakada Filmfare oo soo xiganeyso dad la isku haleen karo ayaa baahisay aqbaar culus oo siweyn loo wada sugaayay taasi oo ah in labada...
Filimada Singh Is Bling Iyo Talvar Oo Boxoffice-ka Si Adag Ugu Loolamayo
Labada filim ee haatan tiyaatarada wada saaran Singh Is Bling iyo Talvar ayaa iska daba imaan rabaan waxaana ka dhaxeeyo loolan xoogan dhanka lacagaha.
Akshay...
SRK Iyo Quruxleyda Koonfur Hindiya Tamanah Bhattia Oo Hal Mashruuc Ku Midoobeen
Super Star Shah Rukh Khan hadal heynta Koonfur Hindiya isaga ayaaba la wareegay madaama uu dhawaan la kulmay labada Super Star Mahesh Babu iyo...
Hrithik Roshan Iyo Amitabh Bachchan hogaaminaya filimka Dhoom 4
Hadal heynta ugu weyn maanta waxay tahay in labada Super Star Hrithik Roshan iyo Amitabh Bachchan ay heshiis la gaareen shirkada Yash Raj Films...
Hees Cusub Oo Laga Soo Bandhigay Filimka Tamasha Ranbir Iyo Deepika Waaba La Isugu...
Heesta Matargashti sida loo habeeyay iyo qaabka loo duubay waxaa lagu muujiyay in Bollywood-ka ay ka go’an tahay inay wax cusub la imaadaan.
Waa laga...
Ma Ogtahay Aqristow In Aishwarya Rai Ay Ku Guuleesan Laheyn Abaal Marinada Filmfare Iyo...
Kusoo dhawaada aqristayaasha sharafta leh waa markale iyo barnaamijkeenii ma ogtahay, waayo waxaan idinka balan qaadnay in todobaadkii hal maalin oo dheeri ah aan...
Aishwarya Rai “Hada Ayaa Ogaaday Hooyo Walbo Oo Fanka Ka Tirsan Dhibka Ay Marto!”
Mudo 5-sano kadib ayay Bollywood-ka dib ugu soo laabatay Aishwarya Rai Bachchan waxaana xidigtan usoo baxay filimka sheekadiisa la wada amaanay Jazbaa.
Xidigtan waaya araga...
Yaa Ku Haboon Salman Inay Shaashada La Wadaagto Marwalbo Kareena Iyo Katrina
Super Star Salman Khan waa atoore guusha saaxiib la ah sidoo kalena dhawaanahan sameenayay iskoor dhanka boxoffice gudaha Hindiya.
Balse Salman Bhai xidigan wuxuu nasiib...
Arjun Kapoor oo mar kale codsaday in flim la soo jisho Sonakshi Sinha…
Actarka Arjun Kapoor ayaa mar kale ka codsaday Flim sameeyaha Amit Ravindernath in uu flim kale soo sameeyo si mar kale flim iskula soo...
Yaa Ku Leh Aragtida Kowaad Filimada Dangal Iyo Sultan Micnaha Aamir Vs Salman
Waxaa daaha laga qaaday aragtida kowaad ee filimka Salman Khan hogaamiyaha ka yahay Sultan sidoo kalena hore waxaa loo soo bandhigay aragtida kowaad ee...
Rasmi Shahid, Saif Iyo Kangana Filimkooda Rangoon Oo Shaaca Laga Qaaday Xiliga La Daawan...
Waxaa si rasmi ah shaaca looga qaaday filimka weyn Rangoon oo ay Shahid Kapoor, Saif Ali Khan iyo Kangana Ranaut hogaamiyaha ka yihiin xiliga...
Xidigaha Bollywood-ka Ee Is Dhaleen Iyo Sida Muuqaal Ahaan La Isugu Soo Qaban Karo...
Waa arin dabiici ah in dadka iska dhalay la isku soo qabto muuqaal ahaan xitaa ay mararka qaar aad isugu ekaadaan, sidaa darteed kumaba...
Rasmi Hees Cusub OO Laga Soo Bandhigay Filimka Prem Ratan Dhan Payo (+Video)
Sidii la wada filaayay kooxda filimka Prem Ratan Dhan Payo ayaa soo bandhigeen heestii ugu horeesay oo dhameestiran.
Goos gooskii filimkan laga soo bandhiga ayaa...