Atoorayaal Iyo Atirishooyin Isku Cusub Oo Markii Ugu Horeesay Filim Ka Wada Shaqeenayaan (+Sawiro)

Inta badan Bollywood-ka waxay shaqo dhex martaa shaqsiyaad aqoon fiican isku leh sidoo kalena nasiibkooda isku fiican yahay. Balse maanta waxaan idiin heynaa 10 atoore...

Salman Khan oo wacad ku maray inuu wiilkiisa caan ka dhigi doono, Muxuu adeegsan...

Super Star Salman Khan ayaa si rasmi ah u sheegay inuu xidiga dhalinta yar Ahaan Shetty isaga soo caan bixin doono sidoo kalena filim...

Daawo Filimka Kis Kisko Pyaar Karu Iyo Sida Uu Kapil Sharma Kaaga Yaabin Doono...

Shactiroole Kapil Sharma filimkiisii ugu horeeyay Kis Kisko Pyaar Karu wuxu noqday mid guul weyn gaaray sidoo kalena sheeko ahaan aad looga helay. Hadaba maanta waxaan idiin...

Filimada Singh Is Bling Iyo Talvar Todobaadkooda Kowaad Lacagaha Ay Soo Xareeyeen

Akshay Kumar oo wato filimka Singh Is Bling iyo Irfan Khan oo hogaamiye ka ah filimka Talvar ayaa haatan dhameesteen mudo todobaad ah oo...

Fanaanada Nasteexo Indho oo shaacisey Sababta loogu diidey Bandhigii Hargeysa(DAAWO MUUQAAL)

Fannaanadda Nasteexo Indho oo habeenkii Sabtidii aanu ka soo gudubtay laga hor-istaagay in ay bandhig faneed ka dhigto Magaalada Hargeysa ayaa ka hadashay Arrintaasi. Nasteexo...

SRK Iyo Quruxleyda Koonfur Hindiya Tamanah Bhattia Oo Hal Mashruuc Ku Midoobeen

Super Star Shah Rukh Khan hadal heynta Koonfur Hindiya isaga ayaaba la wareegay madaama uu dhawaan la kulmay labada Super Star Mahesh Babu iyo...

Ma Ogtahay Aqristow In Aishwarya Rai Ay Ku Guuleesan Laheyn Abaal Marinada Filmfare Iyo...

Kusoo dhawaada aqristayaasha sharafta leh waa markale iyo barnaamijkeenii ma ogtahay, waayo waxaan idinka balan qaadnay in todobaadkii hal maalin oo dheeri ah aan...

Aishwarya Rai “Hada Ayaa Ogaaday Hooyo Walbo Oo Fanka Ka Tirsan Dhibka Ay Marto!”

Mudo 5-sano kadib ayay Bollywood-ka dib ugu soo laabatay Aishwarya Rai Bachchan waxaana xidigtan usoo baxay filimka sheekadiisa la wada amaanay Jazbaa. Xidigtan waaya araga...

Hrithik Roshan Iyo Amitabh Bachchan hogaaminaya filimka Dhoom 4

Hadal heynta ugu weyn maanta waxay tahay in labada Super Star Hrithik Roshan iyo Amitabh Bachchan ay heshiis la gaareen shirkada Yash Raj Films...

Dacwad Lagu Soo Oogay Kooxda Filimka Bajrani Bhaijaan Iska Leh Iyo Lacago Badan Oo...

Filimka ugu weyn sanadkan Bajrangi Bhaijaan kaasi oo iskooro badan ka dhigay gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka ayaa haatan dhibaato soo wajahday. Kooxda filimkan iska...

Irfan Khan Iyo Kangana Ranaut Oo Markii Ugu Horeesay Hal Filim Wada Sameyn Doonaan

Director Ketan Mehta ayaa shaaca ka qaaday in filimkiisa xiga ay wada jili doonaan labada heestaan abaal marinta National Film Awards Irfan Khan iyo Kangana...

Salman Khan Ma Wuxuu Ku Faraxsan Yahay Jabka Soo Gaaray Kangana Ranaut!!

Times of India ayaa shaaca ka qaaday arin xiiso badan waxayna kasoo xigatay shabada Bollywood Life, arinkan ayaa ah in Kangana Ranaut iyo Salman...

Shandaar Vs Tamasha Filimkee Ayaa Lacago Badan Soo Xareen Doono

Filimada Shandaar iyo Tamasha waa labo filim oo siweyn loo sugaayo sidoo kalena ay hogaamiyaal ka yihiin xidigo Bollywood-ka shacbiyad balaaran ku leh. Filimka Shandaar...

MA OGTAHAY IN SHAHRUKH KHAN UU YAHAY JILAAGA LABAAD EE DUNIDA UGU……

Qaar ka mid ah warbaahinta Caalamka, gaar ahaan kuwa ka faalooda arrimaha fanka iyo aflaamta ayaa baahiyay warbixino la xiriira Jilaa Caan ah oo...

Latest News

Askar kale oo lagu soo oogay dacwado la xiriira dilka George Floyd

Xeer ilaalinta gobolka Minnesota ayaa dacwado kusoo oogtay saddex askari oo wehliyey askariga caddaanka ah ee lagu eedeeyey inuu dilay George Floyd,...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay xilliga uu furmayo howlihii dulimaad ee dalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay xilliga rasmiga ah ee dib loo furayo howlihii duulimaayadda ee dalka. Garoonka diyaaradaha...

Ciidamada Xaftar oo guul daro lasoo daristay lagana qabsaday Garoonka Diyaaradaha ee…

Magaalada Tripoli ee caasimada Liibiya waxaa ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada daacada u ah dowlada caalamka aqoonsan yahay ee...

Xiisadda ka dhex aloosan Baashe iyo Faysal Cali oo meel sarre gaartay

Xiisada ka dhex aloosan Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland, Baashe Maxamed Faarax iyo Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid, Faysal Cali Waraabe ayaa...

Dilka George Floyd: Trump oo ku hanjabay inuu milatari u adeegsanayo soo afjaridda rabshadaha

Madaxweyne Donald Trump ayaa ka digay inuu dirayo milatari kala eryi karo xasiloonidarrada ay shacabku ka wadaan dalka Mareykanka oo dhan, mudaharaadyadaasi...

Galka Baarista: Hardanka siyaasadeed ee gobolka Gedo

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda amni ee ka jirta gobolka Gedo iyo cawaaqibka hardanka gobolkaas uu ku...