Big News: Hrithik Roshan Iyo Deepika Padukone Oo Filimka Aashiqui 3 Wada Sameyn Doonaan

Shabakada Filmfare oo soo xiganeyso dad la isku haleen karo ayaa baahisay aqbaar culus oo siweyn loo wada sugaayay taasi oo ah in labada...

Rasmi Shahid, Saif Iyo Kangana Filimkooda Rangoon Oo Shaaca Laga Qaaday Xiliga La Daawan...

Waxaa si rasmi ah shaaca looga qaaday filimka weyn Rangoon oo ay Shahid Kapoor, Saif Ali Khan iyo Kangana Ranaut hogaamiyaha ka yihiin xiliga...

Filimada Singh Is Bling Iyo Talvar Todobaadkooda Kowaad Lacagaha Ay Soo Xareeyeen

Akshay Kumar oo wato filimka Singh Is Bling iyo Irfan Khan oo hogaamiye ka ah filimka Talvar ayaa haatan dhameesteen mudo todobaad ah oo...

Yaa Ku Leh Aragtida Kowaad Filimada Dangal Iyo Sultan Micnaha Aamir Vs Salman

Waxaa daaha laga qaaday aragtida kowaad ee filimka Salman Khan hogaamiyaha ka yahay Sultan sidoo kalena hore waxaa loo soo bandhigay aragtida kowaad ee...

DAAWO MUUQAAL:- NIN CURYAAN AH OO KA YAABSADAY XUJAYDII BAYTKA ILLAAHAY KADIB MARKII…

Baraha ay bulshadu ku wada xiriirto ayaa lagu faafiyay maalintii shalay Video uu ka muuqdo qof xaaji ah oo dawaafaya kacbada isagoon wax luga...

Latest News

Biden oo si rasmi ah ugu dhawaaqay ka bixitaanka ciimadamada Mareykanka ee Afghanistan

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in dhammaan ciidamada Mareykanka ee jooga Afghanistan uu ka soo saari doono...

Khilaafka Doorashada “Hadalada xanafta leh ee ay ku raran yihiin hanjabaadaha, waxay dhiiragelin u...

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa bayaan kasoo baxay waxay ku sheegtay in si aad ah uga xumaatay inay aragto hadallada bulshada...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaaladda magaalada Muqdisho

Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa saaka dagan ka dib markii xalay halkaasi laga dareemayay dhaqdhaqaaqyo ciidan. Waxaa xalay inta badan...

Qaadashada tallaalka COVID-19 ee Somaaliya oo aad u hooseysa

Qaadashada tallaalka ayaa si gaabis ah uga socota Soomaaliya bil kadib markii la keenay dalka tallaalkaasi, sidasi waxaa muujinaya diiwaanka rasmiga ah...

War-saxaafadeedka beesha caalamka ee muddo kororsiga dowladda Somaaliya

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Kanada, Danmark, Midowga Yurub (EU), Finland, Faransiiska, Jarmalka, Urur-Goboleedka IGAD, Ireland, Italy, Netherlands, Norway, Spain, Sweden,...

Kooxaha Ilaaladda Xeebaha Turkiga ayaa badbaadiyay 117 qof magangalyo doon ah

Kooxaha Ilaaladda Xeebaha Turkiga ayaa badbaadiyay 117 qof magangalyo doon ah. kuwaas oo dul sabaynayey biyaha Badweynta “Aegean see.” meel ka baxsan...