Filimada Singh Is Bling Iyo Talvar Todobaadkooda Kowaad Lacagaha Ay Soo Xareeyeen

Akshay Kumar oo wato filimka Singh Is Bling iyo Irfan Khan oo hogaamiye ka ah filimka Talvar ayaa haatan dhameesteen mudo todobaad ah oo...

Rasmi Hees Cusub OO Laga Soo Bandhigay Filimka Prem Ratan Dhan Payo (+Video)

Sidii la wada filaayay kooxda filimka Prem Ratan Dhan Payo ayaa soo bandhigeen heestii ugu horeesay oo dhameestiran. Goos gooskii filimkan laga soo bandhiga ayaa...

Maxaa Ka Xiiso Badan SRK Iyo Ram Charan Oo Kulan Wada Qaateen (+Sawiro)

Labada Super Star ee aan kala dhicin Shah Rukh Khan oo Bollywood-ka hormuud u ah iyo Ram Charan oo Tollywood hogaamiye u ah ayaa...

Ajay Devgan Shirkadiisa Oo Dhanka Farsamada Ka Caawin Doonto Filimada PRD, Tamasha Iyo Dilwale

Shirkada weyn ee Super Star Ajay Devgan iska leeyahay sidoo kalena ka shaqeyso sida filimada loogu sameeyo barnaamijka VFX kaasi oo ah aalada casriga...

Ma Ogtahay Aqristow In Aishwarya Rai Ay Ku Guuleesan Laheyn Abaal Marinada Filmfare Iyo...

Kusoo dhawaada aqristayaasha sharafta leh waa markale iyo barnaamijkeenii ma ogtahay, waayo waxaan idinka balan qaadnay in todobaadkii hal maalin oo dheeri ah aan...

Latest News

Askar kale oo lagu soo oogay dacwado la xiriira dilka George Floyd

Xeer ilaalinta gobolka Minnesota ayaa dacwado kusoo oogtay saddex askari oo wehliyey askariga caddaanka ah ee lagu eedeeyey inuu dilay George Floyd,...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay xilliga uu furmayo howlihii dulimaad ee dalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay xilliga rasmiga ah ee dib loo furayo howlihii duulimaayadda ee dalka. Garoonka diyaaradaha...

Ciidamada Xaftar oo guul daro lasoo daristay lagana qabsaday Garoonka Diyaaradaha ee…

Magaalada Tripoli ee caasimada Liibiya waxaa ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada daacada u ah dowlada caalamka aqoonsan yahay ee...

Xiisadda ka dhex aloosan Baashe iyo Faysal Cali oo meel sarre gaartay

Xiisada ka dhex aloosan Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland, Baashe Maxamed Faarax iyo Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid, Faysal Cali Waraabe ayaa...

Dilka George Floyd: Trump oo ku hanjabay inuu milatari u adeegsanayo soo afjaridda rabshadaha

Madaxweyne Donald Trump ayaa ka digay inuu dirayo milatari kala eryi karo xasiloonidarrada ay shacabku ka wadaan dalka Mareykanka oo dhan, mudaharaadyadaasi...

Galka Baarista: Hardanka siyaasadeed ee gobolka Gedo

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda amni ee ka jirta gobolka Gedo iyo cawaaqibka hardanka gobolkaas uu ku...