Sam Allardyce oo John Terry ugu baaqay in uu ku soo laabto Xulka dalka...
Tababaraha xulka England ayaa albaabada u furay difaacyahanka John Terry oo muddo ka hor ka fadhiistay ciyaaraha caalamiga ah.
Allardyce ayaa sheegay in Terry oo...
Rasmi Hees Cusub OO Laga Soo Bandhigay Filimka Prem Ratan Dhan Payo (+Video)
Sidii la wada filaayay kooxda filimka Prem Ratan Dhan Payo ayaa soo bandhigeen heestii ugu horeesay oo dhameestiran.
Goos gooskii filimkan laga soo bandhiga ayaa...
Daawo Sawiro Tiro Badan Oo Laga Qaaday Tababarkii Kooxda Chelsea Ee Ka Hor Kulankooda...
Branislav Ivanovic ayaa diyaar u ah inuu gacan u fidiyo tababarihiisa cadaadiska uu saaran yahay iyadoo waqti fiican ay ugu soo aaday Jose Mourinho...
Taliyaha asluubta oo u hanjabay dadka dhisanaya dhulka Ciidanka
Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay tallaabo ka qaadi doonaan Dadka rayidka ah ee dhisanaya dhulka Ciidanka Asluubta eek u...
Mareykanka oo Kenya uga digay Shabaab inay beegsadaan Masuuliyiinta ka qaybgalaysa Shir maanta Nairobi...
Dowladda Mareykanka ayaa waxa ay soo saartay Digniin cusub oo ku aadan in Ururka Al Shabaab ay beegsadaan Masuuliyiinta Ka qaybgalaysa Shirka looga hadlaayo...
Guddiga farsamada ee maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe oo la magacaabay
Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen ayaa lagu magacaabay guddiga farsamada ee maamul u sameynta...
Gabadha ugu Miisaanka Culus dunida oo..
Haweenay reer Masar ah oo la rumaysnaa in ay ahayd qofkii ugu miisaan badanaa adduunka ayaa ka soo tagtay Isbitaal ku yaalla Hindiya iyadoo...
Madaxweynaha oo soo dhaweeyey Heshiiska Kismaayo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay heshiiskii dhowaan magaalada Kismaayo ay ku kala saxiixdeen Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo mid...
DEG DEG:Ciidamada Kenya oo isaga baxay Degmada Ceelcadde & Shabaab oo qabsaday
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Degmada Ceelcadde ee Gobolka Gedo Ciidamada Kenya ayaa isaga baxay Ceelcadde, xalay saqdii dhexe iyadoo Shabaab ay...
Wafdigii Britain ee Muqdisho yimid, maxay kala hadleen dowlada Soomaaliya(Sawiro).
Muqdisho,(Markacadeey):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Britain Philip Hammond oo booqasho...
Itoobiya oo iibsaneysa 720,000 Tan oo Qamadi ah
Waaxda iibka Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay u baahan tahay 720,000, oo Tan oo Qamadi ah,waxaan Dowladda ay sheegtay in dalabkeeda uu...
Hordhac: Everton v Chelsea – Kooxaha Premier League Oo Caawa U Tartamaya Kooxdii U...
Everton v Chelsea
Kulanka: Wareega 8da FA Cup
Garoonka: Goodison Park
Waqtiga: 8:30pm Saacada Geeska Afrika
Garsoore: Michael Oliver
Everton ayaa isku dayi doonta inay ka sarre marto tartanka...
Fanaanada Nasteexo Indho oo shaacisey Sababta loogu diidey Bandhigii Hargeysa(DAAWO MUUQAAL)
Fannaanadda Nasteexo Indho oo habeenkii Sabtidii aanu ka soo gudubtay laga hor-istaagay in ay bandhig faneed ka dhigto Magaalada Hargeysa ayaa ka hadashay Arrintaasi.
Nasteexo...
SAWIRKA MAANTA: AMIN ARTS CARTOON ka sameeyey gudoomiyaha baarlamaanka
Amin Amir, ayaa sawir saameyn yeeshay ka sameeyay gudoomiyaha golaha baarlamaanka Soomaaliyeed, Prof jawaari.
FG: Aragtida sawirkan lama wadaagto markacadeey.com