Maamulka G/Banaadir oo ka hadley Qaraxii Xarunta taraafikada. Dhegeyso
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax saakay ka dhacay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir.
Labo ruux oo watay gaari yar oo Kaarib ah...
Faalnqeynta Kulanka Real Madrid Vs Eliber, Los Blancos Oo Xal U Raadineysa Ceebtii Kasoo...
Real Madrid ayaa ciyaari doonta kulankaan iyadoo maanka ku heysa in guul ay gaaraan ay kaga saro mari doonaan kooxda kaalinata labaad ku jirta...
Madaxweynaha oo soo dhaweeyey Heshiiska Kismaayo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay heshiiskii dhowaan magaalada Kismaayo ay ku kala saxiixdeen Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo mid...
Maxkamad Australia oo xukun ku riday Haween Somali oo si qarsoodi u guday gabdhahooda.
Maxkamad ku taalla New South Wales ee dalka Australia waxay shalay xukun min 15 bilood ku riday Hooyo Soomaaliyeed iyo Umuliso lagu helay inay labo gabdhood...
Hordhac: Everton v Chelsea – Kooxaha Premier League Oo Caawa U Tartamaya Kooxdii U...
Everton v Chelsea
Kulanka: Wareega 8da FA Cup
Garoonka: Goodison Park
Waqtiga: 8:30pm Saacada Geeska Afrika
Garsoore: Michael Oliver
Everton ayaa isku dayi doonta inay ka sarre marto tartanka...
Hordhac: Norwich City v Man City – Sky Blues Oo Hamineysa Inay Wadada Guusha...
Norwich v Man City
Kulanka: Premier League
Garoonka: Carrow Road
Waqtiga: 3:45pm Saacada Geeska Afrika
Garoose: Jonathan Moss
Manchester City ayaa ka warqabta wax aan guul aheyn oo ay...
Qaxooti Soomaali ah oo lagu dilay Xero ku taalla Bartamaha Sweden
Jimcihii la soo dhaafay ayaa la sheegay in Wiilkaasi oo 19-jir ahaa lagu tooreeyey Xarunta Magangelyo-doonka ee Qaxootiga oo ku taalla Degaanka Storå oo...
Warsaxaafadeed: Aragti xisbiyada ee shirka Turkiga, Caburinta dadka reer Banaadiriga iyo Warbaahinta
Xisbiyada Siyaasadeed ee ka jira dalka Soomaaliya oo maantay shir gaara ku yeeshey Hotel Saxafi, waxay soo dhaweeyeen Shirka Dowladda Turkiga ay marti galisey...
DEG DEG:Ciidamada Kenya oo isaga baxay Degmada Ceelcadde & Shabaab oo qabsaday
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Degmada Ceelcadde ee Gobolka Gedo Ciidamada Kenya ayaa isaga baxay Ceelcadde, xalay saqdii dhexe iyadoo Shabaab ay...
Danjire Daahir Geele oo warbixin siiyey wasiirada beeraha, Shaqada, Ganacsiga, kaluumeysiga iyo Awqaafta
Danjiraha Soomaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudiga Mudane Daahir Maxamud Geelle ayaa martiqaad hoteelka uu ka deganyahay maqaalada Muqdisho ugu sameeyey wasiirada kala ah:
1. Wasiirka...
Madaxweynaha: ‘’Ciidanka Booliska waxaa uu tusaale u yahay dib u soo kabashada Soomaaliya’’
Muqdisho, 20 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray dhammaan Ciidammada Booliska Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda 20-ka...
Abuu Muscab “Weerarada Mandheera aan ka geysanayno waa aargoosi
Iyadoo labadii maalin ee la soo dhaafay Shabaab weeraro kala duwan ay ka geysteen duleedka Magaalada Mandheere ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya...
Mareykanka oo Kenya uga digay Shabaab inay beegsadaan Masuuliyiinta ka qaybgalaysa Shir maanta Nairobi...
Dowladda Mareykanka ayaa waxa ay soo saartay Digniin cusub oo ku aadan in Ururka Al Shabaab ay beegsadaan Masuuliyiinta Ka qaybgalaysa Shirka looga hadlaayo...
Daawo Sawiro Tiro Badan Oo Laga Qaaday Tababarkii Kooxda Chelsea Ee Ka Hor Kulankooda...
Branislav Ivanovic ayaa diyaar u ah inuu gacan u fidiyo tababarihiisa cadaadiska uu saaran yahay iyadoo waqti fiican ay ugu soo aaday Jose Mourinho...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo R/wasaaraha India oo ka wadahadlay dib u soo nooleynta xiriirka labada...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada New Delhi kula kulmey Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda India Narendra Modi.
Kulanka labada hoggaamiye ayaa...