Somali MP calls for an end to Beledweyne tribal violence

A Member of Somali Parliament Dahir Amin Jesow has on Thursday appealed for an immediate ceasefire in the deadly tribal battle in Beledweyne town,...

DEG DEG:Ciidamada Kenya oo isaga baxay Degmada Ceelcadde & Shabaab oo qabsaday

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Degmada Ceelcadde ee Gobolka Gedo Ciidamada Kenya ayaa isaga baxay Ceelcadde, xalay saqdii dhexe iyadoo Shabaab ay...

Japan oo $10,000 ugu deeqday dadka laga soo celinayo Dhadhaab

Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa soo dhaqeysay deeq lacageed oo ka soo gaartay Dowladda Japan,taas oo loogu talagalay in wax...

Qaxooti Soomaali ah oo lagu dilay Xero ku taalla Bartamaha Sweden

Jimcihii la soo dhaafay ayaa la sheegay in Wiilkaasi oo 19-jir ahaa lagu tooreeyey Xarunta Magangelyo-doonka ee Qaxootiga oo ku taalla Degaanka Storå oo...

Fanaanada Nasteexo Indho oo shaacisey Sababta loogu diidey Bandhigii Hargeysa(DAAWO MUUQAAL)

Fannaanadda Nasteexo Indho oo habeenkii Sabtidii aanu ka soo gudubtay laga hor-istaagay in ay bandhig faneed ka dhigto Magaalada Hargeysa ayaa ka hadashay Arrintaasi. Nasteexo...

Danjire Daahir Geele oo warbixin siiyey wasiirada beeraha, Shaqada, Ganacsiga, kaluumeysiga iyo Awqaafta

Danjiraha Soomaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudiga Mudane Daahir Maxamud Geelle ayaa martiqaad hoteelka uu ka deganyahay maqaalada Muqdisho ugu sameeyey wasiirada kala ah: 1. Wasiirka...

Guddiga farsamada ee maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe oo la magacaabay

Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen ayaa lagu magacaabay guddiga farsamada ee maamul u sameynta...

SAWIRADA: Madaxweynaha oo daah-furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Qaranka (National Development Plan), kaas oo noqonayaa midkii ugu horeeyay...

SAWIRKA MAANTA: AMIN ARTS CARTOON ka sameeyey gudoomiyaha baarlamaanka

Amin Amir, ayaa sawir saameyn yeeshay ka sameeyay gudoomiyaha golaha baarlamaanka Soomaaliyeed, Prof jawaari. FG: Aragtida sawirkan lama wadaagto markacadeey.com

Daawo Sawirrada Weerarka Hotel Dayax oo Soo Afjarmay

Qaraxyo iyo Weerar ayaa ka socda Hotelka Dayax ee Muqdisho,weerarka ayaa ku billowday Gaari laga buuxiyay walxaha qarxa,waxaana gudaha galay Rag hubeysan. Rasaas ayaa la...

DAAWO MUUQAAL “CARABTA OO DALALKA YURUB ISKAGA DHIIBTA IN DAACISH QASHO QOFKII TUKAN WAAYO...

Shacab tira badan una badan dadyoow Carab ah ayaa maalmahaan dambe ku soo qul qulaya wadamada Yurub balse qaarkood ayaa isku dhiibay oo...

Nin Kenyan ah oo 10-sano oo Xabsi ah lagu xukumay, kadib markii lagu eedeeyay...

Qareenku waxaa uu sheegay in uu raadinayay Guri raqiis ah oo uu ka kireysto Mandhera maadaama maalintiiba ay ka baxayesay 200 Shilinka Kenya ah,uuna...

Qaraxii Daallo Dadkii loo heystey oo la Xuukumey Maanta. (DAAWO)

Maxkamadda Darajada koowaad ayaa maanta xukuntay eedeysanayaal loo heystay in ay ka dambeeyeen weerarkii lagu qaaday Diyaaradda Daallo Airline 2-bishii Febaury ee sanadkaan. Gaashaanle sare...

Daawo Sawiro Tiro Badan Oo Laga Qaaday Tababarkii Kooxda Chelsea Ee Ka Hor Kulankooda...

Branislav Ivanovic ayaa diyaar u ah inuu gacan u fidiyo tababarihiisa cadaadiska uu saaran yahay iyadoo waqti fiican ay ugu soo aaday Jose Mourinho...

SBC TV LIVE

RIIX HALKAN SI AAD U DAAWATID SBC TV- PUNTLAND

Latest News

Wasiir Goodax oo ka laabtay hadalkiisii ahaa inuu fashilmay Imtixaanka Puntland

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre oo goordhow soo saaray War Saxaafadeed ayaa sheegay inuu ka xun yahay hadal shalay uu ka...

Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxyadii Caawa ka dhacay Muqdisho

Waxaa goordhaw labo qarax siyaabo kala duwan uga dhaceen Degmooyinka Xamar Weyne iyo Wadajir, waxaana qaraxyadan caawa khal khal iyo cabi badan...

Wargeyska Standard: Uhuru Kenyatta iyo Raila Odinga oo lagu xusay fadeexad salka ku saabsan...

Magacyada madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo ra'iisul wasaarihii hore Raila Odinga ayaa lagu xusay fadeexad ku saabsan dahab been abuur ah oo...

Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta u codeynaya Heshiis Caalami ah

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulankooda 15aad ee Kalfadhiga 5aad, waxaana Xildhibaanada lagu wargeliyay xalay...

Wasiirka Maareynta musiibooyinka Soomaaliya oo Geneva kaga qeybgalay shir muhiim ah

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiiiboyinka ee Xukuumadda Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Geneva uga qeyb galaya markii ugu horeysay shirka...