Guddiga farsamada ee maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe oo la magacaabay

Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen ayaa lagu magacaabay guddiga farsamada ee maamul u sameynta...

Rasmi Hees Cusub OO Laga Soo Bandhigay Filimka Prem Ratan Dhan Payo (+Video)

Sidii la wada filaayay kooxda filimka Prem Ratan Dhan Payo ayaa soo bandhigeen heestii ugu horeesay oo dhameestiran. Goos gooskii filimkan laga soo bandhiga ayaa...

Shahid Kapoor Oo Ka Hadlay Nolosha Uu La Wadaagay Mira Rajput Iyo Arimo Kale

Shahid Kapoor bishii July ee aan kasoo gudubnay wuxuu la aqal galay gabadha quruxda badan ee reer Delhi kasoo jeedo Mira Rajput. Hadaba atoorahan laga...

DAAWO MUUQAAL “CARABTA OO DALALKA YURUB ISKAGA DHIIBTA IN DAACISH QASHO QOFKII TUKAN WAAYO...

Shacab tira badan una badan dadyoow Carab ah ayaa maalmahaan dambe ku soo qul qulaya wadamada Yurub balse qaarkood ayaa isku dhiibay oo...

HEESAHA XAAWO KIIN

SAWIRKA MAANTA: AMIN ARTS CARTOON ka sameeyey gudoomiyaha baarlamaanka

Amin Amir, ayaa sawir saameyn yeeshay ka sameeyay gudoomiyaha golaha baarlamaanka Soomaaliyeed, Prof jawaari. FG: Aragtida sawirkan lama wadaagto markacadeey.com

SBC TV LIVE

RIIX HALKAN SI AAD U DAAWATID SBC TV- PUNTLAND

Meet The Teen Who Looks Exactly Like Mr. Bean And Is Very, Very Cool...

Of all the celebrities one might like to be compared to physically, Rowan Atkinson, who plays the hilarious Mr. Bean, doesn’t really make it...

Latest News

Al Bashiir oo mudo kadib Muuqaalkiisa la arkay iyo Dacwado lagu soo oogay

Madaxweynihii hore ee dalka Sudan Cumar Xasan Al Bashiir ayaa markii ugu horeesay la arkay Muuqaalkiisa tan iyo waxii ka dambeeyay markii...

Kenya ma waxay u baahan doontaa Somaaliya, xukunka maxkamadda ICJ kaddib?

Khubaro dhinaca xuduudaha badaha ah oo ku sugan Kenya ayaa dowladda uu madaxweynaha ka yahay Uhuru Kenyatta ka codsaday inay joojiso habka...

Trump iyo Sadiq Khan o mar kale foodda is daray

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa mar kale dhaliilay maayarka magaalada London Sadiq Khan, oo uu ku tilmaamay in dalkaas uu "sharaf darro...

Duqa magaalada Hargeysa oo lagu soo oogayo Dacwad aan nuuceeda horey loo arag

Nin dhalinyaro ah oo kunool magaalada Hargeysa ee caasimada maamulka Somaliland ayaa dacwad aan horey nuuceeda loo arag waxa uu kusoo oogayaa...

Danjiraha Maraykanka u fadhiya Soomaaliya oo ka warbixiyay xaaladda Dalka

Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, Donald Yamamoto ayaa sheegay in ay Dalka Soomaaliya ka jiraan dhibaatooyin xagga abaaraha ah, taas oo ah...