Waxtarka Caafimaad Ee Rummaanka –

Majalada Jarmalka ah ee Elle ayaa soo warisay in Rumaanku faa’iidooyin aad u wayn oo gaar ah uu u leeyahay jidhka iyo maskaxda si...

Wax Ka Baro Faaidooyinka Caafimaad Ee Ku Duugan Lowska –

Khubarada nafaqada qaarkood ayaa waxay yidhaahdaan inay ku filan tahay in dadku isticmaalaan lixdan garaam(60gm) oo lows ah maalintii. Waxa sido kale ay sheegtay...

Sigaarka iyo cudurada sambabaha

  Sirta ka dambeysa sababta uu sambabahoodu u fayow yahay, iyago weligood sigaar cabayay, ayey seynisyahada UK sharaxeen. Baaris lagu sameeyay in ka badan konton kun...

QOF NAAFO AH OO MARKII LAGU XIREY QALAB MASKAXDIISA LA SHAQEEYA HELAY …

Nin naafo ahaa, ayaa dib u awooday in uu lugahiisa ku socdo, isagoo adeegsanaya aalad aqrisa maskaxdiisa, sida ay seynisyahanadu sheegeen. Hirarka maskaxda, ayaa lagu...

LABO BAARITAAN OO MUHIIM U AH HAWEENKA DA’DOODU KA WEYN TAHAY…..

Hadaad tahay qof dumar ah oo gaadhay 40 sano ama dhaaftayba aadna is weydineysid in caafimaadkaga suganyahay hadaba shaqaalaha Qalanjo ayaa idin soo aruuriyaya...

Maxaa keena Indhaha Hoostooda Haraaha ka muuqda, Sideese loo xalin karaa?

Maku dhibaan madowga iyo haraaha kasoo muuqda indhaha hoostooda (dark circles under the eyes). Haraaha indhaha ayaa ku ekeysiiya qof weyn oo da'daada mid...

Maxaa Sababa Dil-dilaaca Jirka, Mase la daweyn karaa?

Waa maxay Dildilaaca Jirka? Dildilaaca jirka ama 'Stretch Marks' waa diilmo kasoo baxa jirka inta hoose, naasaha, gacamaha inta kore, canjirada, iyo kubka. Dildilaaca jirka...

3 Waxyaabood Oo Ilkahaga U Daran Iyo Sida Looga Hortago

1. Cabitaanka Warshadeysan Cabitaanka dhalooyinka ku jira ama casiirka qasan ayaa sokor aad u badan iska leh kasoo marmar ka sokor badan soda-da sida pepsi....

Latest News

Hindiya oo hub ka iibineysa dalka Armenia

Hindiya ayaa dooneysaa inay dalka Armenia ka iibiso hub qiiamhiisa lagu sheegay Rs 2000 Crore (oo u dhiganta ku dhawaad $244 oo...

Ganacsato Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Wararka laga helayo dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in dalkaas dilal loogu geystay muwaadiniin Soomaaliyeed oo goobo ganacsi ku lahaa deegaanka Guguleti...

Ciidamadii ugu badnaa oo lagu diyaarinayo KISMAAYO

Wararka nagasoo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dhaq-dhaqaaq ciidan oo ay waddo dowlad goboleedka jubbaland, kaas oo ku...

Wararkii ugu dambeeyay ee muddo kororsiga Somaliland

HARGEISA — Golaha Guurtida Somaliland ayaa muddo laba sano ah ugu kordhiyay muddo xileedka madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, kadib kulan uu goluhu...

Askar badan oo ku geeriyootay shil ka dhacay duleedka degmada Balcad

BALCAD – Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil gaari oo xalay ka dhacay duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe,...

Saraakiil milateri oo sheegay inay xukunka ka tuureen Hoggaamiyihii Burkina Faso

OUAGADOUGOU, Burkina Faso – In ka badan 10 askari ayaa la wareegay telefiishanka qaranka ee dalka Burkina Faso xilli dambe oo Jimcihii...