Latest News

Muhaajiriin Afrikaan ah oo badda laga soo samatabixiyay oo maanta gaaraya Spain

In ka badan lix kun oo qof oo muhaajiriin ah oo toddobaad ka hor laga soo samatabixiyay badda mediteraniyanka ayaa lagu wadaa inay gaaraan...

Soomaaliya iyo Ethiopia oo iskaashigii ugu balaarnaa ka samaynaya dhinaca maalgashiga

Waxay ahayd booqasho gaaban balse xambaarsan guulo wax ku ool ah, waxaana madaxda labada wadan ay fureen baal cusub, marka la eego miisaanka qodobada...

Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo saacadaha soo socda magacaabaya Gole Wasiiro

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda inuu kaga dhawaaqo magaalada Dhuusamareeb Gole Wasiiro cusub. Madaxweyne Xaaf ayaa maalmihii...

Ra’isul Wasaaraha Itoobiya oo goordhaw Muqdisho soo gaaray (Daawo Sawirada)

Waxaa goordhaw garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kasoo degtay Diyaarad ay saran yihiin Wafdi balaaran uu Hogaaminayo Ra’isul Wasaaraha cusub ee dalka...

Dagaal Soomaali iyo Oromo u dhaxeeya oo agagaarka Tulli Guuleed ka socda

Wararka ka imaanaya Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya waxay sheegayaan in dagaal uu mar kale maanta ka qarxay agagaarka Deegaanka Tulli Guuleed. Wali ma cadda khasaaraha...

Itoobiya oo ka hadashay Wararka sheegaya in Safaaradeyda Isra’il u wareejineyso Qudus

Dowada Itoobiya ayaa ka hadashay Warar ay baahiyeen Warbaahinta Isra’il qaarkood oo sheegayay in Dowlada Itoobiya ka baaran dageyso in Safaaradeeda Isra’il u wareyjiso...