Fanaanada Nasteexo Indho oo shaacisey Sababta loogu diidey Bandhigii Hargeysa(DAAWO MUUQAAL)

Fannaanadda Nasteexo Indho oo habeenkii Sabtidii aanu ka soo gudubtay laga hor-istaagay in ay bandhig faneed ka dhigto Magaalada Hargeysa ayaa ka hadashay Arrintaasi. Nasteexo...

Daawo: Sawirka gabar dhunjisey (Liqdey) Taleefankeedii Gacanta.. (SABAB?)

Gabadha Reer Brazil ah oo magaceeda la yiraahdo Adrana Andrade ayaa ku kacday fal aad loola yaabay kadib markii ay liqday Taleefankeedii gacanta...

FARIIN KU SOCOTA GABDHAHA: 9 Nin Oo Fiican Inaad Shukaansigooda Ka Fogaatid Gabaryahay

1. Iga Daba qaad nin ah. Ninka aan waxba kugu caawin aadna dareentid inaad u shaqeysid. Waa ninka jecel in asaga la dhowro oo had...

Nin 75 Sano Cunto Cunin, Iyo Dhakhatiir Ansaxisay

Prahlad Jani waa 83-jir wuxuna sheegay inuu duurka galay markuu jiray 7 sano asagoo raacay wadaada diinta indu-ga. Hadaba su'aashu waxey tahay sidee buu...

Fiidmeerta oo “faa’ido u leh” beeralayda

  Kibilliga ama fiidmeerta ayaa la sheegayaa in adeeg lagu qiyaasay inuu ku kacayo 1 Bilyan oo doollar ay sannad kasta ka qabtaan dunida oo...

Rajistiin Wadnahaaga La SHaqeynaya

Shirkad lagu magacaabo Ravijour oo laga leeyahay Japan ayaa hir galisay iney sameeyso Rajistiin ama Rajabeeto qofba suu u yaqaan oo la shaqeyneysa wadnahaga....

DAAWO: Rajistiin Wadnahaaga La SHaqeynaya

https://youtu.be/B8Wd831gUt4

Sawiro: 80-jir la aqal galay Gabar 20-sano jir ah

Jilaa caan ah oo u dhashay dalka Ruushka islamarkaasna da’diisa hada ay tahay 80-jir, ayaa guursaday Gabar ka yar 60 sano. Jilaagan oo lagu magacaabo...

Dr. Cali Cusmaan: “Diiradda aanu saarno ciyaaraha fudud ee Soomaliya”+Sawirro

Waxaa dalka Mareykanka gaar ahaan Magaaladda Atlanta ee Gobolka Georgia lagu qabtaa sanad kastaba marka loo dabaaldegaayo Maalinta Shaqaalaha dalkaan ciyaaro kala duwan oo...

DAAWO :- FADEEXADA HEESTA FARIIN OO AAY QAADAYAAN FANAANIINTA AHMED ZAKI NASTEEXO INDHO IDIL...

Halkaan Hoose Ka Daawo Heestaan Oo Laxankiisa Lahaa Al Fanaan Abdirahsiid indho oo lagu booday, laguna xusin magaciisa iyo inuu ahaa ninka laxanka heesta...

DAAWO :- DHACDO LA YAABLEH CUNUG 2 SANO JIR AH OO BAD BADIYAY EEY...

Dhacdo Layaab Leh Ayaa Ka Dhacday Dalka Chiile Ka Dib Eey OO Cunug Yar siinaayo Canahiisa Asagoo Bad Baadinayo Cunugaaan Oo Lageeriyooni Rabay Haraad...

SAWIRO DIYAARAD AY LEEDAHAY SHIRKADDA BRITISH AIRWAYS OO DAB UU KU QABSADAY GAROONKA LAS...

Mid ka mid ah Diyaaradaha ay leedahay Shirkadda British Airweys nooceeduna ahaa; A Boeing Co. 777-200 ayaa waxaa qabsaday dab kaddib markii uu Qarxay...

Latest News

Somalia 1-0 kaga badisey Kenya una gudubtey Semi Finalka

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Kubada Cagta Dalkeena Soomaaliya ee da’doodu ka hooseysa 17-jirada ayaa waxay guul muhiim ah ay ka gareen xulka qaranka kubada cagta...

Beyle: Caalamku Ha Xushmeeyo Madaxbannaanideenna

Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in loo baahan yahay in waddamada caalamku ay ixtiraamaan madaxbannaanida iyo qarannimada Soomaaliya. Wasiirka oo maalmahan...

Somaliland Oo Ka Dhawaajiyay Xiisad Hor Leh Oo Ka Taagan Tukaraq.

Ciise Axmed Yuusuf Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Maamulka Soomaaliland ayaa sheegay in ay Xiisad ka taagan tahay deegaanka Tukuraq ee Gobolka Sool. Xiisadaan ayuu sheegay in...

Dacwad lagu soo oogay muwaadin Soomaaliyeed oo dhowr qof ku dilay Maraykanka

Maxamed Jaamac oo ah Dareewal waday gaari Xamuul oo shil wadareed geystay ayaa la sheegay inuu shalay iskiisa isugu dhiibay Saraakiisha Xabsiga magaalladda MADISON...

Booliiska Maraykanka oo u diyaargaroobay rabshado ka dhalan kara go’aanka Trump

Booliiska rabshadaha ka hor taga ee magaalada Pittsburg ee dalka Maraykanka ayaa isu diyaarinaya sidii ay uga hortagi lahaayeen rabshado laga baqdin qabo in...

Somaliland Oo Ka Hadashay Xarigga Boqor Buur-madow

Ciidamada Booliska Somaliland Ayaa Xabsiga u taxaabay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow oo kamid ahaa nabaddoonnada Somaaliland. Afhayeenka ciidamada Somaliland Faysal Ciise ayaa sheegay in...