Sawiro: 80-jir la aqal galay Gabar 20-sano jir ah
Jilaa caan ah oo u dhashay dalka Ruushka islamarkaasna da’diisa hada ay tahay 80-jir, ayaa guursaday Gabar ka yar 60 sano.
Jilaagan oo lagu magacaabo...
FARIIN KU SOCOTA GABDHAHA: 9 Nin Oo Fiican Inaad Shukaansigooda Ka Fogaatid Gabaryahay
1. Iga Daba qaad nin ah.
Ninka aan waxba kugu caawin aadna dareentid inaad u shaqeysid. Waa ninka jecel in asaga la dhowro oo had...
Daawo: Sawirka gabar dhunjisey (Liqdey) Taleefankeedii Gacanta.. (SABAB?)
Gabadha Reer Brazil ah oo magaceeda la yiraahdo Adrana Andrade ayaa ku kacday fal aad loola yaabay kadib markii ay liqday Taleefankeedii gacanta...
DAAWO :- DHACDO LA YAABLEH CUNUG 2 SANO JIR AH OO BAD BADIYAY EEY...
Dhacdo Layaab Leh Ayaa Ka Dhacday Dalka Chiile Ka Dib Eey OO Cunug Yar siinaayo Canahiisa Asagoo Bad Baadinayo Cunugaaan Oo Lageeriyooni Rabay Haraad...
Fanaanka Nimcaan Hilaac oo xalay Baydhabo ruxey, kadib markii uu qaadey heeso Maay ah....
Magaalada Baydhabo, xarunta gobolka Baay, ahna Fariisinka kmg-ka ah ee Maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa xalay lagu qabtey Bandhig faneed si weyn looga...
SAWIRO DIYAARAD AY LEEDAHAY SHIRKADDA BRITISH AIRWAYS OO DAB UU KU QABSADAY GAROONKA LAS...
Mid ka mid ah Diyaaradaha ay leedahay Shirkadda British Airweys nooceeduna ahaa; A Boeing Co. 777-200 ayaa waxaa qabsaday dab kaddib markii uu Qarxay...
DAAWO :- FADEEXADA HEESTA FARIIN OO AAY QAADAYAAN FANAANIINTA AHMED ZAKI NASTEEXO INDHO IDIL...
Halkaan Hoose Ka Daawo Heestaan Oo Laxankiisa Lahaa Al Fanaan Abdirahsiid indho oo lagu booday, laguna xusin magaciisa iyo inuu ahaa ninka laxanka heesta...
DAAWO: Rajistiin Wadnahaaga La SHaqeynaya
https://youtu.be/B8Wd831gUt4
Fanaanada Nasteexo Indho oo shaacisey Sababta loogu diidey Bandhigii Hargeysa(DAAWO MUUQAAL)
Fannaanadda Nasteexo Indho oo habeenkii Sabtidii aanu ka soo gudubtay laga hor-istaagay in ay bandhig faneed ka dhigto Magaalada Hargeysa ayaa ka hadashay Arrintaasi.
Nasteexo...
Gabadha ugu Miisaanka Culus dunida oo..
Haweenay reer Masar ah oo la rumaysnaa in ay ahayd qofkii ugu miisaan badanaa adduunka ayaa ka soo tagtay Isbitaal ku yaalla Hindiya iyadoo...
Nin 75 Sano Cunto Cunin, Iyo Dhakhatiir Ansaxisay
Prahlad Jani waa 83-jir wuxuna sheegay inuu duurka galay markuu jiray 7 sano asagoo raacay wadaada diinta indu-ga. Hadaba su'aashu waxey tahay sidee buu...
Rajistiin Wadnahaaga La SHaqeynaya
Shirkad lagu magacaabo Ravijour oo laga leeyahay Japan ayaa hir galisay iney sameeyso Rajistiin ama Rajabeeto qofba suu u yaqaan oo la shaqeyneysa wadnahaga....