Fanaanada Nasteexo Indho oo shaacisey Sababta loogu diidey Bandhigii Hargeysa(DAAWO MUUQAAL)

Fannaanadda Nasteexo Indho oo habeenkii Sabtidii aanu ka soo gudubtay laga hor-istaagay in ay bandhig faneed ka dhigto Magaalada Hargeysa ayaa ka hadashay Arrintaasi. Nasteexo...

Iran oo xir xirtey Haween ayagoo xijaab la’aan ah sawiradooda laga helay baraha Internet-ka

Dowladda Iran ayaa sheegtay in ay xabsiga u taxaabtay ugu yaraan 8 qof oo lagu soo qabtay howlgallo ka dhan ah hablaha aan...

Suniel Shetty “Waa Hubaal Aniga Iyo Athiya Shetty Filim Waan Wada Sameyn Doonaa

Bollywood Action Hero Suniel Shetty oo ka mid ah shaqisyaadka 25-sano ee ugu dambeesay fanka ku dhex jireen ayaa ka dhawaajiyay inuu gabdhiisa curada...

DAAWO SAWIRADA: Ma Maqashey Weli Bakeylaha dunida ugu jooga dheer

Magaalladda Worcester ee Gobalka England ee dalka Britain waxaa ku nool Bakaylaha caalamka ugu dheer, kaasi oo dhererkiisu dhan yahay 4 cagood iyo 4...

Labo Atariisho caan ah oo ku dul Garbaha Emraan Hashmi (Sawir La yaab leh).

Sawir soo jiidasho gaar leh wato ayaa laga soo bandhigay labada atirisho ee quruxda badan Prachi Desai iyo Nargis Fakhri ayagoo ku hurdayaan garbaha...

Daawo: Sawirka gabar dhunjisey (Liqdey) Taleefankeedii Gacanta.. (SABAB?)

Gabadha Reer Brazil ah oo magaceeda la yiraahdo Adrana Andrade ayaa ku kacday fal aad loola yaabay kadib markii ay liqday Taleefankeedii gacanta...

Ninka ugu buurnaa (Cayilnaa) Dunida oo Geeriyoodey, (Imisa Jir Buu ahaa?)

Andres Morena oo u dhashay dalka Mexico ayaa ahaa ninka ugu buuran Caalamka, wuxuuna gabay inuu socdo. Waxaa la sheegay inuu shalay u geeriyooday Wadno-xanuun. Andres...

Nin Pakistan oo safar lugta ah ku soo maray guud ahaan dalka Imaaraadka...

Maalik Maxamed Idiris waa 55 jir u dhashay dalka Pakistan kuna nool dalka Imaaraadka Carabta. Waxa uu joogto ka dhigtay inuu sannad kasta marka la...

Magaalada Ugu Wasakhda Badan Caalamka & Meesha ay Ku Taallo

Wakaalada Wararka AFP ayaa muuqaal ka sameysay Warbixin Cajiib ah Meesha la dhihi karo waa Caalamka magaalada ugu wasakhda badan dhinaca Qashin qubka ah. Bantar...

Haweeney xayawaanada Xanaaneysa oo ka yaabisay dad ku dhaqan magaalo dhan. (Daawo Sawirada)

Haweeneydaasi oo lagu magacaabo Janice Haley ayaa ku caanbaxday Geesinimo kadib markii ay dhaqan u yeelatay la dhaqanka xeywaanaadka sida shabeelka. Haweeneydaasi ayaa waxa...

Daawo Aabe Caruurtiisa u ogolaadey in ay cunaan saxarada Lo’da, si ay nasiib fiican...

Dunida waxaa ka dhaca waxyaabo la yaab leh, kuwaasi oo mararka qaarkood ku yimaada siyaabo dadku dhaqano iyo dabeecadba ka dhigteen, iyo waxyaabo la...

DAAWO SAWIRADA:-Jackie Chan Oo Si Lama Filaan Ah Kaga Yaabsaday Madaxweynaha Shiinaha

Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping oo booqasho ku joogga Magaalada London, ayaa waxay isku arkayn jilaaga weyn ee Jackie Chan. Kulankoodan ayaa ahaa mid lama...

Caasha Geele oo shirkii madaxda Soomaalida Muqdisho ku yeesheen ka jeedisay Sheeko (Saaxiib caadi...

Guddoomiyihii hore ee guddiga dastuurka madaxa bannaan Caasho Geelle ayaa furitaanka shirka Madasha wadatashiga doorashooyinka waxay ka jeedisay sheeko gaaban oo ay ugu magac...

Tacsi loo dirayo Weriye C/Casiis Golf oo aabihiis ku geeriyoodey Jowhar

Dhamaan Mas’uuliyiinta iyo howl wadeenada Website-ka Markacadeey.com Cali Gacal Gaaboow, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Cali Maxamuud (Madka) Bashiir Shire Xeydar Bootaan Abshir Cali...

Daawo: Farxiyo Kabayare oo

https://youtu.be/VM4SuR5d1Y8

Latest News

Qaar kamid ah Shacabka oo soo dhaweeyay go’aankii madaxweynaha +Dhageyso

Xilli dhowaan, madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed C/laahi Farmaajo uu amray in la furo waddooyinka magaalada ee ciidanka amnigu xireen ayaa qaar kamid...

Soomaalida Zambia oo dhisaya safaaradda Lusaka

Jaaliyadda soomaalida ee ku nool dalka Zambia ayaa dhabarka u ritay mas'uuliyadda dhismaha safaaradda Soomaaliya ee magaalada Lusaka, taasoo uu ka codsaday ra'iisul wasaare...

Ra’isul Wasaare Abiy oo loogu baaqay in uu xaliyo Colaada u dhaxeysa Soomaalida iyo...

Dalka Itoobiya gaar ahaan deegaanada ay wada dagaan Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada waxaa mudooyinkii ugu dambeeyay ka socday dagaalo dhiig badan ku daatay oo...

Cabdiraxmaan Cirro oo ku eedeeyay Maamulka Somaliland in uu ka qeybgalay Shirka Brussels

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka Waddani ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ku eedeeyay Maamulka Somaliland in...

Warbixin: Isbedelka ku dhacay qaar kamid ah goobihii Taariikhiga ahaa ee Xamarweyne

Suuqa degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir wuxuu ka mid yahay suuqyada ugu caansan ee ku yaala magaalada muqdisho, waxaana degmada Xamarweyne ku yaala goobo...

Mareykanka: Soomaalida oo loo kordhiyey sharciga TPS

Waaxda Amniga Gudaha Mareykanka ee Homeland Security ayaa u ogolaatey ku dhowaad 500 oo Soomaali ah in loo cusbooneesiiyo sharciga TPS-ka loo yaqaanno, oo...