Rasmi Filimka Kapil Sharma Hogaamiyaha Ka Yahay Kis Kisko Pyaar Karoon Oo Hit Dhameestiran...
Hambalyo shactiroole Kapil Sharma madaama filimkiisii ugu horeeyay uu sameeyay xidigan Hit dhameestiran noqday sidoo kalena uu amaan badan ku helay.
Kapil Sharma ayaa Bollywood-ka...
Nin Pakistan oo safar lugta ah ku soo maray guud ahaan dalka Imaaraadka...
Maalik Maxamed Idiris waa 55 jir u dhashay dalka Pakistan kuna nool dalka Imaaraadka Carabta.
Waxa uu joogto ka dhigtay inuu sannad kasta marka la...
DAAWO :- DHACDO XANUUN BADAN OO KA DHACDAY DALKA HUNGARY KADIB MARKII AABE SIIRIYAAN...
Aabahaan Siiriyaanka Ah & Cunigiisa Ayaa Wadada Tareenka Laga Raaco Jiifiyay Ka Dib Markee Ku Qasabtay Nolosha Aadag Ee Ku Jiraan Qaxootigaan Ka Soo...
Ma Ogtahay Aqristow In Aishwarya Rai Ay Ku Guuleesan Laheyn Abaal Marinada Filmfare Iyo...
Kusoo dhawaada aqristayaasha sharafta leh waa markale iyo barnaamijkeenii ma ogtahay, waayo waxaan idinka balan qaadnay in todobaadkii hal maalin oo dheeri ah aan...
Dacwad Lagu Soo Oogay Kooxda Filimka Bajrani Bhaijaan Iska Leh Iyo Lacago Badan Oo...
Filimka ugu weyn sanadkan Bajrangi Bhaijaan kaasi oo iskooro badan ka dhigay gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka ayaa haatan dhibaato soo wajahday.
Kooxda filimkan iska...
Ali Bhatt “SRK Waa Qof Dadka Oo Dhan Ka Dhaxeeyo Waxayna Ii Tahay Sharaf...
Gabadha laga daba dhacay ee haatan ka mid ah dhalinta Hindiya ugu mustaqbalka wanaagsan Ali Bhatt waxay dhawaan bilaabi doontaa ka shaqeynta filim cusub.
Dabcan...
DAAWO SAWIRADA: Ma Maqashey Weli Bakeylaha dunida ugu jooga dheer
Magaalladda Worcester ee Gobalka England ee dalka Britain waxaa ku nool Bakaylaha caalamka ugu dheer, kaasi oo dhererkiisu dhan yahay 4 cagood iyo 4...
Daawo: Sawirka gabar dhunjisey (Liqdey) Taleefankeedii Gacanta.. (SABAB?)
Gabadha Reer Brazil ah oo magaceeda la yiraahdo Adrana Andrade ayaa ku kacday fal aad loola yaabay kadib markii ay liqday Taleefankeedii gacanta...
Nin 75 Sano Cunto Cunin, Iyo Dhakhatiir Ansaxisay
Prahlad Jani waa 83-jir wuxuna sheegay inuu duurka galay markuu jiray 7 sano asagoo raacay wadaada diinta indu-ga. Hadaba su'aashu waxey tahay sidee buu...
Video:Nimcaan Hillaac Oo Gil-gilay Garoonka Borama Stadium, Muxuu Sameeyay, Bal Daawo
https://www.youtube.com/watch?v=JqO80PC1mtU
7-Atirisho Oo Lala Xariiriyay In Salman Ay Filimka Sultan La Jili Doonaan (+Sawiro)
Salman Khan wuxuu diyaar garow xoogan ugu jiraa duubista filimkiisa cusub Dangal oo si rasmi ah loo amba qaadi doono horaanta bisha November ee...
FARIIN KU SOCOTA GABDHAHA: 9 Nin Oo Fiican Inaad Shukaansigooda Ka Fogaatid Gabaryahay
1. Iga Daba qaad nin ah.
Ninka aan waxba kugu caawin aadna dareentid inaad u shaqeysid. Waa ninka jecel in asaga la dhowro oo had...
Sheekada Filimka Jazbaa Iyo Aishwarya Rai Oo Soo Labasho Aan Caadi Ahayn Sameesay
Aishwarya Rai Bachchan wey soo rogaal celisay mudo 5-sano kadib waxayna la timid filimka Jazbaa oo ay hogaamiye kowaad iyada ka tahay.
Filimkan Sanjay Gupta...
MUUQAAL:- WARIYE KA TIRSAN TV-GA AL-JAZEERA OO LAGA XADAY MOBILKIISA ISAGA OO BARNAAMIJ TOOS...
Dadka baraha bulshada ku wada xiriira ayaa waxay isla dhex marayeen Video laga duubay wariye ka tirsan TV-ga Al-Jaziira oo isagoo soo tabinaya ciidda...
Meet The Teen Who Looks Exactly Like Mr. Bean And Is Very, Very Cool...
Of all the celebrities one might like to be compared to physically, Rowan Atkinson, who plays the hilarious Mr. Bean, doesn’t really make it...