Filim kasta Baahubali Ma Noqon Karo… Maxay tahay sababta?

4-bilood ka hor filimka Baahubali wuxuu dhigay rikoor caalami ah wuxuuna noqday filimkii ugu horeeyay ee reer Koonfur Hindiya sameeyaan kaasi oo 100 Crore...

Waa sidee xaalada jilaaga John Abraham?

Action Hero John Abraham ayaa lagu sameeyay qaliin dhanka jilibka ah wuxuuna soo bandhigay xidigan sawir asigoo xaalad soo kabasho ku sugan. John dhaawac halis...

Jilaaga Amir Khan ma daawan doono filimka cusub ee walaalkiisa.

Mudo dheer kadib Faisal Khan waxaa maalinta Jimcada ah tiyaatarada loo saari doonaa filim cusub oo lagu magacaabo Chinar: Daastaan-E-Ishq. Laakiin Faisal Khan ayaa sheegay in...

Salman Khan oo wacad ku maray inuu wiilkiisa caan ka dhigi doono, Muxuu adeegsan...

Super Star Salman Khan ayaa si rasmi ah u sheegay inuu xidiga dhalinta yar Ahaan Shetty isaga soo caan bixin doono sidoo kalena filim...

Hrithik Roshan Iyo Amitabh Bachchan hogaaminaya filimka Dhoom 4

Hadal heynta ugu weyn maanta waxay tahay in labada Super Star Hrithik Roshan iyo Amitabh Bachchan ay heshiis la gaareen shirkada Yash Raj Films...

Suldan Salman Iyo Amiiradiisa Sonam Oo Laga Soo Bandhigay Hees Cusub Filimkooda PRDP (+Video)

Markale lama sugi doono heesta xiisaha badan ee filimka Prem Ratan Dhan Payo magaciisa ayaa daaha laga qaaday waana hees si wacan uu usoo...

Yaab: Hooyadii ugu fiicneyd UK, Sabab, Akhri Qoraalkan, adaa yaabi doona.(SAWIRO)

 Sida lagu daabacay Wargeyska mirror ee ka soo baxa Dalka Britain Hooyo u dhalatay dalkaasi Britain ayaa dhashay 12 caruur ah sidaas daraadeed ayayna...

Cayil Xal Loo Hel: Gabadhii Sanadkan Naga Yaabsatay Bhumi Pednekar Oo Miisaankeeda Siweyn U...

Marnaba ma hilmaami karno gabadhii cayilneed Bhumi Pednekar ee filimkii Dum Lagaa Ke Haisha bilawgii sanadkan nooga yaabsatay sida ay u jishay. waxaan wada xasuusanaa in Bhumi...

Salman Khan Ma Wuxuu Ku Faraxsan Yahay Jabka Soo Gaaray Kangana Ranaut!!

Times of India ayaa shaaca ka qaaday arin xiiso badan waxayna kasoo xigatay shabada Bollywood Life, arinkan ayaa ah in Kangana Ranaut iyo Salman...

Shandaar Vs Tamasha Filimkee Ayaa Lacago Badan Soo Xareen Doono

Filimada Shandaar iyo Tamasha waa labo filim oo siweyn loo sugaayo sidoo kalena ay hogaamiyaal ka yihiin xidigo Bollywood-ka shacbiyad balaaran ku leh. Filimka Shandaar...

Xidigaha Bollywood-ka Ee Is Dhaleen Iyo Sida Muuqaal Ahaan La Isugu Soo Qaban Karo...

Waa arin dabiici ah in dadka iska dhalay la isku soo qabto muuqaal ahaan xitaa ay mararka qaar aad isugu ekaadaan, sidaa darteed kumaba...

Daawo Filimka Kis Kisko Pyaar Karu Iyo Sida Uu Kapil Sharma Kaaga Yaabin Doono...

Shactiroole Kapil Sharma filimkiisii ugu horeeyay Kis Kisko Pyaar Karu wuxu noqday mid guul weyn gaaray sidoo kalena sheeko ahaan aad looga helay. Hadaba maanta waxaan idiin...

Rasmi Filimka Kapil Sharma Hogaamiyaha Ka Yahay Kis Kisko Pyaar Karoon Oo Hit Dhameestiran...

Hambalyo shactiroole Kapil Sharma madaama filimkiisii ugu horeeyay uu sameeyay xidigan Hit dhameestiran noqday sidoo kalena uu amaan badan ku helay. Kapil Sharma ayaa Bollywood-ka...

Latest News

Maraykanka oo markale duqeyn ka geystey degmada Jilib

Diyaaradaha aan duulyaha lahayn ee ciidamada Maraykanka ayaa duqeyn kale ka geystey degmada Jilib ee gobolka Jubbada Hoose. Duqeyntan...

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Galmudug oo is casilay iyo kuwa kale oo Qorsheenaya !!

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka cusub ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa iska casilay kasii mid ahaanshaha Baarlmaanka Maamulkaasi, waxaana Xildhibaanadaasi Gudoonka Baarlamaanka u gudbiyeen...

Maxay tahay sababta madaxweyne Donald Trump loogu qabsaday sawirkan?

Madaxa ololaha doorashada ee madaxweyne Donald Trump ayaa masaxay sawir uu soo dhigay barta Twiter-ka ee ololaha doorashada ee Madaxweynaha.

Madaxweynaha Puntland oo xilalkii ka qaaday taliyaashii ciidamada Badda Puntland

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid deni ayaa xilalkii ka qaaday taliyaashii iyo agaasimayaasha ciidamada badda Puntland. Digreeto ka soo...

Dagaal qaraxyo ku bilowday oo ka dhacay Qoryooley & Wararkii ugu dambeeyey

Wararka laga helayo degmada Qoryooleey ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya, in halkaasi uu saaka ka qarxay dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada...

Wararkii ugu dambeeyay ee Arrimaha Booqashada Madaxweyne Farmajo ee Hargeysa

Waxaa isa soo taraya hadal haynta ku saabsan booqasho la qorsheeyay inuu Madaxweyne Farmaajo uu ku tagayo magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka...