Maxaa Ka Xiiso Badan SRK Iyo Ram Charan Oo Kulan Wada Qaateen (+Sawiro)

Labada Super Star ee aan kala dhicin Shah Rukh Khan oo Bollywood-ka hormuud u ah iyo Ram Charan oo Tollywood hogaamiye u ah ayaa...

Waa sidee xaalada jilaaga John Abraham?

Action Hero John Abraham ayaa lagu sameeyay qaliin dhanka jilibka ah wuxuuna soo bandhigay xidigan sawir asigoo xaalad soo kabasho ku sugan. John dhaawac halis...

DAAWO SAWIRADA: Ma Maqashey Weli Bakeylaha dunida ugu jooga dheer

Magaalladda Worcester ee Gobalka England ee dalka Britain waxaa ku nool Bakaylaha caalamka ugu dheer, kaasi oo dhererkiisu dhan yahay 4 cagood iyo 4...

Taariikh Nololeedka Director-ka Ugu Awooda Badan Hollywood-ka James Cameron (+Sawiro)

James Francis Cameron waa filim sameeye u dhashay dalka Canada, sidoo kalena waa Ingineer, bad maax sidoo kalena ah shaqsi u gar gaaro dadka...

Jilaaga Amir Khan ma daawan doono filimka cusub ee walaalkiisa.

Mudo dheer kadib Faisal Khan waxaa maalinta Jimcada ah tiyaatarada loo saari doonaa filim cusub oo lagu magacaabo Chinar: Daastaan-E-Ishq. Laakiin Faisal Khan ayaa sheegay in...

Rajistiin Wadnahaaga La SHaqeynaya

Shirkad lagu magacaabo Ravijour oo laga leeyahay Japan ayaa hir galisay iney sameeyso Rajistiin ama Rajabeeto qofba suu u yaqaan oo la shaqeyneysa wadnahaga....

Ma Ogtahay Aqristow In Aishwarya Rai Ay Ku Guuleesan Laheyn Abaal Marinada Filmfare Iyo...

Kusoo dhawaada aqristayaasha sharafta leh waa markale iyo barnaamijkeenii ma ogtahay, waayo waxaan idinka balan qaadnay in todobaadkii hal maalin oo dheeri ah aan...

Haweeney xayawaanada Xanaaneysa oo ka yaabisay dad ku dhaqan magaalo dhan. (Daawo Sawirada)

Haweeneydaasi oo lagu magacaabo Janice Haley ayaa ku caanbaxday Geesinimo kadib markii ay dhaqan u yeelatay la dhaqanka xeywaanaadka sida shabeelka. Haweeneydaasi ayaa waxa...

Magaalada Ugu Wasakhda Badan Caalamka & Meesha ay Ku Taallo

Wakaalada Wararka AFP ayaa muuqaal ka sameysay Warbixin Cajiib ah Meesha la dhihi karo waa Caalamka magaalada ugu wasakhda badan dhinaca Qashin qubka ah. Bantar...

Labo Atariisho caan ah oo ku dul Garbaha Emraan Hashmi (Sawir La yaab leh).

Sawir soo jiidasho gaar leh wato ayaa laga soo bandhigay labada atirisho ee quruxda badan Prachi Desai iyo Nargis Fakhri ayagoo ku hurdayaan garbaha...

3-Khans Iyo Mid Walbo Aflaanta Hit-ka U Ah Ee Uu Kaligiis Atoore Kowaad Ka...

Shah Rukh Khan, Salman Khan iyo Aamir Khan awooda Bollywood-ka iyaga ayay ku kooban tahay 25-sano ee ugu dambeesay. Waana sedexda atoore ee si joogto...

Hrithik Roshan Iyo Amitabh Bachchan hogaaminaya filimka Dhoom 4

Hadal heynta ugu weyn maanta waxay tahay in labada Super Star Hrithik Roshan iyo Amitabh Bachchan ay heshiis la gaareen shirkada Yash Raj Films...

7-Atirisho Oo Lala Xariiriyay In Salman Ay Filimka Sultan La Jili Doonaan (+Sawiro)

Salman Khan wuxuu diyaar garow xoogan ugu jiraa duubista filimkiisa cusub Dangal oo si rasmi ah loo amba qaadi doono horaanta bisha November ee...

Filim kasta Baahubali Ma Noqon Karo… Maxay tahay sababta?

4-bilood ka hor filimka Baahubali wuxuu dhigay rikoor caalami ah wuxuuna noqday filimkii ugu horeeyay ee reer Koonfur Hindiya sameeyaan kaasi oo 100 Crore...

Latest News

16,500 Arday oo u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullahi Maxamed (Deni) ayaa maanta daah-furay Imtixaanadka Shahaadiga ee maamulkaasi. Puntland ayaa sheegtay in sanadkan...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo la wareegtay Hub iyo gaadiid dagaal

Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa shalay la wareegtay hub, gaadiid dagaal iyo maleeshiyaad deegaanka Balanbale ee Gobolka Galgadud.

Wararkii Ugu Dambeeyay qaraxii saakay ka dhacay Muqdisho

Waxaa saakay qarax xoogan oo ismiidaamin ah uu ka dhacay afaafka hore ee dekadda magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta laanta Canshuuraa ee...

Wareysi: Safiirka Soomaaliya ee QM oo sharxay xilka loo doortay

Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cusmaan, (Abuukar Baalle) ayaa toddobaadkan loo doortay inuu noqdo mid ka mid ah 21 madaxweyne...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayay 1-da Luulyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey 60-guurada ka soo wareegtay Xornimada Gobolada Koonfureed...

Jawar Maxamed iyo 30 qof oo kale oo Itoobiya lagu xiray

Dowladda Itoobiya ayaa xirtay dad ka badan 30 qof oo uu ka mid yahay siyaasi mucaarad ah oo caan ka ah dalkaas...