Fanaanada Nasteexo Indho oo shaacisey Sababta loogu diidey Bandhigii Hargeysa(DAAWO MUUQAAL)

Fannaanadda Nasteexo Indho oo habeenkii Sabtidii aanu ka soo gudubtay laga hor-istaagay in ay bandhig faneed ka dhigto Magaalada Hargeysa ayaa ka hadashay Arrintaasi. Nasteexo...

Suniel Shetty “Waa Hubaal Aniga Iyo Athiya Shetty Filim Waan Wada Sameyn Doonaa

Bollywood Action Hero Suniel Shetty oo ka mid ah shaqisyaadka 25-sano ee ugu dambeesay fanka ku dhex jireen ayaa ka dhawaajiyay inuu gabdhiisa curada...

Magaalada Ugu Wasakhda Badan Caalamka & Meesha ay Ku Taallo

Wakaalada Wararka AFP ayaa muuqaal ka sameysay Warbixin Cajiib ah Meesha la dhihi karo waa Caalamka magaalada ugu wasakhda badan dhinaca Qashin qubka ah. Bantar...

Rasmi Filimka Kapil Sharma Hogaamiyaha Ka Yahay Kis Kisko Pyaar Karoon Oo Hit Dhameestiran...

Hambalyo shactiroole Kapil Sharma madaama filimkiisii ugu horeeyay uu sameeyay xidigan Hit dhameestiran noqday sidoo kalena uu amaan badan ku helay. Kapil Sharma ayaa Bollywood-ka...

Filim kasta Baahubali Ma Noqon Karo… Maxay tahay sababta?

4-bilood ka hor filimka Baahubali wuxuu dhigay rikoor caalami ah wuxuuna noqday filimkii ugu horeeyay ee reer Koonfur Hindiya sameeyaan kaasi oo 100 Crore...

Labo Atariisho caan ah oo ku dul Garbaha Emraan Hashmi (Sawir La yaab leh).

Sawir soo jiidasho gaar leh wato ayaa laga soo bandhigay labada atirisho ee quruxda badan Prachi Desai iyo Nargis Fakhri ayagoo ku hurdayaan garbaha...

Aishwarya Rai “Hada Ayaa Ogaaday Hooyo Walbo Oo Fanka Ka Tirsan Dhibka Ay Marto!”

Mudo 5-sano kadib ayay Bollywood-ka dib ugu soo laabatay Aishwarya Rai Bachchan waxaana xidigtan usoo baxay filimka sheekadiisa la wada amaanay Jazbaa. Xidigtan waaya araga...

Rasmi Shahid, Saif Iyo Kangana Filimkooda Rangoon Oo Shaaca Laga Qaaday Xiliga La Daawan...

Waxaa si rasmi ah shaaca looga qaaday filimka weyn Rangoon oo ay Shahid Kapoor, Saif Ali Khan iyo Kangana Ranaut hogaamiyaha ka yihiin xiliga...

Rasmi Hees Cusub OO Laga Soo Bandhigay Filimka Prem Ratan Dhan Payo (+Video)

Sidii la wada filaayay kooxda filimka Prem Ratan Dhan Payo ayaa soo bandhigeen heestii ugu horeesay oo dhameestiran. Goos gooskii filimkan laga soo bandhiga ayaa...

Filimada Singh Is Bling Iyo Talvar Todobaadkooda Kowaad Lacagaha Ay Soo Xareeyeen

Akshay Kumar oo wato filimka Singh Is Bling iyo Irfan Khan oo hogaamiye ka ah filimka Talvar ayaa haatan dhameesteen mudo todobaad ah oo...

Suldan Salman Iyo Amiiradiisa Sonam Oo Laga Soo Bandhigay Hees Cusub Filimkooda PRDP (+Video)

Markale lama sugi doono heesta xiisaha badan ee filimka Prem Ratan Dhan Payo magaciisa ayaa daaha laga qaaday waana hees si wacan uu usoo...

DAAWO: Rajistiin Wadnahaaga La SHaqeynaya

https://youtu.be/B8Wd831gUt4

Isreeb reebka Yurub kulamo ka tirsan oo caawa la ciyaari doona Italy iyo Holland...

Waxaa lagu wadaa in la ciyaaro kulamo ka tirsan isreeb reebka Euro 2016 iyadoo ay kulamada caawa dhici doona ay ugu kulushahay kulanka ay...

Daawo: Farxiyo Kabayare oo

https://youtu.be/VM4SuR5d1Y8

Daawo Sawirrada: Carruur Soomaaliyeed oo ka xeynaaya diyaarado

Carruurtaani oo ah Somali-Canadian, ayaa waxaa waxbadan laga baray habka loo duuliyo diyaaradaha aan qumaatiga u duulin, tababarkaasi ayaa bixiyay Dugsiga laga barto Duulimaadka...

Latest News

Erdogan oo xaqiijiyay in Turkigu tijaabiyay nidaamka difaaca S-400

Xiisadda u dhaxeysa Mareykanka iyo Turkiga ayaa umuuqata mid sii kordheysa, ka dib erayo kulul oo ay isweydaarsadeen labada dal ee xulufada...

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ku dilay horjooge iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab

Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen deegaanno hoostaga dagmooyinka Balcad iyo Afgooye oo ka kala...

Xukuumada Rooble oo cod aqlabiyad leh lagu ansaxiyay iyo golaha cusub oo la dhaariyay

Kulanka golaha shacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo goordhow furmay ayaa waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha golaha mudane, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

FBI-da oo sheegtay in Iiraan iyo Ruushka ay hayaan xogta codbixiyaha Mareykanka

Saraakiisha ammaanka qaranka Mareykanka ayaa waxa ay ku warrameen in Iiraan ay mas'uul ka aheyd email-lo hanjabaad ah oo loo diray codbixiyayaasha...

Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo beeniyay warar been abuur ah oo laga faafiyay Bankiyada...

Kaddib markii maalmihii la soo dhaafay ay soo if baxeen warar been abuur ah oo lagu faafiyey baraha bulshada qaar, kuwaas oo...

Marwada 1 aad ee dalka iyo RW ku xigeenka oo la kulmay Madaxweyne Uganda

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka magacaaban, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo Marwada kowaad ee Dalka Marwo Seynab Cabdi Macalin ayaa kulan la...