Waa Kuwee 10-ka Atoore Ee Ee Lacagaha Ugu Badan Filimada Bollywood-ka Ah Ku Sameeyaan...
Inta badan aqristayaasha shabada ayaa si joogto ah nooga codsadaan inaan la wadaagno 10-ka atoore ee xiligan Bollywood-ka lacagaha ugu badan filimada ku sameeyaan.
Hadaba...
Video:Nimcaan Hillaac Oo Gil-gilay Garoonka Borama Stadium, Muxuu Sameeyay, Bal Daawo
https://www.youtube.com/watch?v=JqO80PC1mtU
7-Atirisho Oo Lala Xariiriyay In Salman Ay Filimka Sultan La Jili Doonaan (+Sawiro)
Salman Khan wuxuu diyaar garow xoogan ugu jiraa duubista filimkiisa cusub Dangal oo si rasmi ah loo amba qaadi doono horaanta bisha November ee...
Filimka Talvar Looma Dhawaan Karo Wuxuuna Kusii Socdaa Hit Dhameestiran Inuu Noqdo
Inaba caadi ma ahan sheekada filimka Talvar ayaa shacab weynaha Hindiya ku qasabtay inay filimkan si joogto ah u daawadaan.
Filimkan Irfan Khan iyo Konkana...
John Abraham Iyo Shruti Haasan Filimkooda Rocky Handsome Oo Markale Dib U Dhac Ku...
Action Hero John Abraham iyo quruxleyda Koonfur Hindiya Shruti Haasan filimkooda cusub Rocky Handsome ayaa lagu soo waramaa in dib u dhac ku yimid...
Rasmi Shahid, Saif Iyo Kangana Filimkooda Rangoon Oo Shaaca Laga Qaaday Xiliga La Daawan...
Waxaa si rasmi ah shaaca looga qaaday filimka weyn Rangoon oo ay Shahid Kapoor, Saif Ali Khan iyo Kangana Ranaut hogaamiyaha ka yihiin xiliga...
Yaa Ku Haboon Salman Inay Shaashada La Wadaagto Marwalbo Kareena Iyo Katrina
Super Star Salman Khan waa atoore guusha saaxiib la ah sidoo kalena dhawaanahan sameenayay iskoor dhanka boxoffice gudaha Hindiya.
Balse Salman Bhai xidigan wuxuu nasiib...
Rasmi Vaani Kapoor Oo La Jiili Doonto Ranveer Singh Filimka Aditya Chopra Iska Leeyahay
Waxaan horey idin kula wadaagnay aqbaartii ahayd in Ranveer Singh uu atoore kowaad ka noqon doono filimka Befikre ee Aditya Chopra Director ka yahay.
Haatana...
Prabhas Inuu Guursado Wuxuu Ka Doortay Duubista Qaybta Labaad Ee Filimka Baahubali!
Super Star Prabhas oo bandhig taariikhi ah ka sameeyay filimkii Baahubali sidoo kalena iskoorada badan ka dhigay daafaha caalamka ayaa arin xiiso badan laga...
Amitabh Bachchan “3-Khans Dad Oo Dhan Ayay Dhiiri Galiyaan”
Super Star Amitabh Bachchan oo weli u dabaal dagayo sanad guuradiisii 73-aad ayaa ka hadlay arimo kala duwan wuxuuna si gaar ah fariintiisa ugu...
Ali Bhatt “SRK Waa Qof Dadka Oo Dhan Ka Dhaxeeyo Waxayna Ii Tahay Sharaf...
Gabadha laga daba dhacay ee haatan ka mid ah dhalinta Hindiya ugu mustaqbalka wanaagsan Ali Bhatt waxay dhawaan bilaabi doontaa ka shaqeynta filim cusub.
Dabcan...
Kareena Kapoor Maxay Ka Tiri Dooda Ah In Atirishooyinka Lagu Siiyo Lacago Badan Filim...
Kareena Kapoor Khan oo ka tirsan Bollywood-ka 15-sano ee ugu dambeesay ayaa wax laga weydiiyay inay ka dhahdo dooda haatan Bollywood-ka ka taagan taasi...
DAAWO: Nin Hindi ah oo xaaskiisa gowracay , jidkana la maraya madaxeedii oo go’an
Arrin laga naxo ayaa ka dhacay dalka India, kadib markii Nin oday ah oo 53 sano jir uu qoorta ka jaray xaaskiisa oo 45...
3-Khans Iyo Mid Walbo Aflaanta Hit-ka U Ah Ee Uu Kaligiis Atoore Kowaad Ka...
Shah Rukh Khan, Salman Khan iyo Aamir Khan awooda Bollywood-ka iyaga ayay ku kooban tahay 25-sano ee ugu dambeesay.
Waana sedexda atoore ee si joogto...
Dacwad Lagu Soo Oogay Kooxda Filimka Bajrani Bhaijaan Iska Leh Iyo Lacago Badan Oo...
Filimka ugu weyn sanadkan Bajrangi Bhaijaan kaasi oo iskooro badan ka dhigay gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka ayaa haatan dhibaato soo wajahday.
Kooxda filimkan iska...