Sawiro: 80-jir la aqal galay Gabar 20-sano jir ah

Jilaa caan ah oo u dhashay dalka Ruushka islamarkaasna da’diisa hada ay tahay 80-jir, ayaa guursaday Gabar ka yar 60 sano. Jilaagan oo lagu magacaabo...

Salman Khan oo wacad ku maray inuu wiilkiisa caan ka dhigi doono, Muxuu adeegsan...

Super Star Salman Khan ayaa si rasmi ah u sheegay inuu xidiga dhalinta yar Ahaan Shetty isaga soo caan bixin doono sidoo kalena filim...

DAAWO :- FADEEXADA HEESTA FARIIN OO AAY QAADAYAAN FANAANIINTA AHMED ZAKI NASTEEXO INDHO IDIL...

Halkaan Hoose Ka Daawo Heestaan Oo Laxankiisa Lahaa Al Fanaan Abdirahsiid indho oo lagu booday, laguna xusin magaciisa iyo inuu ahaa ninka laxanka heesta...

Meet The Teen Who Looks Exactly Like Mr. Bean And Is Very, Very Cool...

Of all the celebrities one might like to be compared to physically, Rowan Atkinson, who plays the hilarious Mr. Bean, doesn’t really make it...

SRK Iyo Quruxleyda Koonfur Hindiya Tamanah Bhattia Oo Hal Mashruuc Ku Midoobeen

Super Star Shah Rukh Khan hadal heynta Koonfur Hindiya isaga ayaaba la wareegay madaama uu dhawaan la kulmay labada Super Star Mahesh Babu iyo...

Daawo: Sawirka gabar dhunjisey (Liqdey) Taleefankeedii Gacanta.. (SABAB?)

Gabadha Reer Brazil ah oo magaceeda la yiraahdo Adrana Andrade ayaa ku kacday fal aad loola yaabay kadib markii ay liqday Taleefankeedii gacanta...

John Abraham Iyo Shruti Haasan Filimkooda Rocky Handsome Oo Markale Dib U Dhac Ku...

Action Hero John Abraham iyo quruxleyda Koonfur Hindiya Shruti Haasan filimkooda cusub Rocky Handsome ayaa lagu soo waramaa in dib u dhac ku yimid...

FARIIN KU SOCOTA GABDHAHA: 9 Nin Oo Fiican Inaad Shukaansigooda Ka Fogaatid Gabaryahay

1. Iga Daba qaad nin ah. Ninka aan waxba kugu caawin aadna dareentid inaad u shaqeysid. Waa ninka jecel in asaga la dhowro oo had...

Aishwarya Rai “Hada Ayaa Ogaaday Hooyo Walbo Oo Fanka Ka Tirsan Dhibka Ay Marto!”

Mudo 5-sano kadib ayay Bollywood-ka dib ugu soo laabatay Aishwarya Rai Bachchan waxaana xidigtan usoo baxay filimka sheekadiisa la wada amaanay Jazbaa. Xidigtan waaya araga...

Kareena Kapoor Maxay Ka Tiri Dooda Ah In Atirishooyinka Lagu Siiyo Lacago Badan Filim...

Kareena Kapoor Khan oo ka tirsan Bollywood-ka 15-sano ee ugu dambeesay ayaa wax laga weydiiyay inay ka dhahdo dooda haatan Bollywood-ka ka taagan taasi...

Sheekada Filimka Jazbaa Iyo Aishwarya Rai Oo Soo Labasho Aan Caadi Ahayn Sameesay

Aishwarya Rai Bachchan wey soo rogaal celisay mudo 5-sano kadib waxayna la timid filimka Jazbaa oo ay hogaamiye kowaad iyada ka tahay. Filimkan Sanjay Gupta...

Caasha Geele oo shirkii madaxda Soomaalida Muqdisho ku yeesheen ka jeedisay Sheeko (Saaxiib caadi...

Guddoomiyihii hore ee guddiga dastuurka madaxa bannaan Caasho Geelle ayaa furitaanka shirka Madasha wadatashiga doorashooyinka waxay ka jeedisay sheeko gaaban oo ay ugu magac...

Salman Khan Oo Ay Dhac U Geesteen 4-Gabdhood Iyo Hantida Laga Qaatay!!

Inaba caadi ma ahan aqbaarta maanta aan idiin heyno madaama Super Star Salman Khan ay dhac u geesteen 4-gabdhood oo aan heybtooda la aqoonin. Salman...

Salman Khan Ma Wuxuu Ku Faraxsan Yahay Jabka Soo Gaaray Kangana Ranaut!!

Times of India ayaa shaaca ka qaaday arin xiiso badan waxayna kasoo xigatay shabada Bollywood Life, arinkan ayaa ah in Kangana Ranaut iyo Salman...

Latest News

Mareykanka oo noqday dalka laga helay dadka ugu badan ee uu soo ritay caabuqa...

Tirada la xaqiijiyay in laga helay Viruska Corona ee gudaha dalka Mareykanka ayaa kor u dhaaftay boqol kun oo kiis (100K), iyadoo sidoo...

Muxuu yahay ujeedka laga leeyahay wareejinta dugsiga sare ee 15 May ee ay gacanta...

Wasaaradda Waxbarashada ee Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay dib ula wareegi doonto dugsiga sare ee 15 May oo ay gacanta...

Faah-faahino ka soo baxaya weerar ka dhacay Janaale

Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxayaan weerar loo adeegsaday qarax miino oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay duleedka...

Dowlada Soomaaliya oo joojisay Duulimaadyada gudaha iyo Sababta oo la shaaciyay

Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa goordhaw shaacisay in si KMG ah loo joojiyay duulimaadyadii gudaha si looga hortago faafitaanka caabuqa...

Mareykanka oo Soomaaliya ku bogaadiyay heerka ay ka gaartay arrimaha deyn cafinta

Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya , Donald Yamamoto ayaa Dowladda Soomaaliya ku bogaadiyay heerka ay ka gaadhay dedaallada ay ugu jirto in...

Coronavirus: Mareykanka oo gargaar caafimmaad weydiistay dalalka caalamka

Qaar ka mid ah warbaahinta Mareykanka ayaa kusoo warramay in xukuumadda madaxweyne Donald Trump ay baaq u jeedisay dalalka caalamka, kaas oo...