Daawo Filimka Singh Is Bling Oo Dhameestiran Iyo Shactirada Akki (+Video)

Waxaan maanta idiin heynaa filimka weyn Singh Is Bling ee weli tiyaatarada saaran asigoo dhameestiran. Filimkan shactirada badan waxaa si wacan loogu amaanay Akshay Kumar...

Irfan Khan Iyo Kangana Ranaut Oo Markii Ugu Horeesay Hal Filim Wada Sameyn Doonaan

Director Ketan Mehta ayaa shaaca ka qaaday in filimkiisa xiga ay wada jili doonaan labada heestaan abaal marinta National Film Awards Irfan Khan iyo Kangana...

Salman Khan Oo Ay Dhac U Geesteen 4-Gabdhood Iyo Hantida Laga Qaatay!!

Inaba caadi ma ahan aqbaarta maanta aan idiin heyno madaama Super Star Salman Khan ay dhac u geesteen 4-gabdhood oo aan heybtooda la aqoonin. Salman...

Rasmi Hees Cusub OO Laga Soo Bandhigay Filimka Prem Ratan Dhan Payo (+Video)

Sidii la wada filaayay kooxda filimka Prem Ratan Dhan Payo ayaa soo bandhigeen heestii ugu horeesay oo dhameestiran. Goos gooskii filimkan laga soo bandhiga ayaa...

Suniel Shetty Oo Wiilkiisa Aahan Filim U Maal Galin Doono Dhawaan

Action Hero Suniel Shetty wuxuu ku mashquulsan yahay soo saarista wiilkiisa yaraanka ah Aahan Shetty. Marba hadii gabadhiisa Athiya Shetty uu dhawaan soo caan bixiyay...

Shahid Kapoor Oo Ka Hadlay Nolosha Uu La Wadaagay Mira Rajput Iyo Arimo Kale

Shahid Kapoor bishii July ee aan kasoo gudubnay wuxuu la aqal galay gabadha quruxda badan ee reer Delhi kasoo jeedo Mira Rajput. Hadaba atoorahan laga...

Koonfur Afrika qashinka ayaa lacag laga sameeyaa

Bal malee in qashin qubka nolol laga sameeyo ayadoo laga dhex raadinayo wax dib loo sii iibin karo. Taasi waa xaqiiqda maalinlaha ah ee...

DAAWO MUUQAAL “CARABTA OO DALALKA YURUB ISKAGA DHIIBTA IN DAACISH QASHO QOFKII TUKAN WAAYO...

Shacab tira badan una badan dadyoow Carab ah ayaa maalmahaan dambe ku soo qul qulaya wadamada Yurub balse qaarkood ayaa isku dhiibay oo...

Nin Turki ah Oo Gurigiisa Hoostiisa ka Helay Magaalo Taariikhi ah!!

Nin Turki ah oo dagan meesha la yiraahdo Kabbadokiya gobolka Noshahr dhex bartanka Anatolia, ayaa si lama filaan ah ku helay magaalo taariikh ah...

Tartanka garka iyo sharibka oo lagu qabtay waddanka Austria

Waxaa dhawaan lagu qabtay magaalada Leogang ee dalkaasi Austria tartan cajiib ah kaas oo loogu tartamayay ninka ugu garka iyo  shaaribka qurxoon. Tartankan waxaa ka...

Gabar soo jiidatay indhaha taageerayaal

Boombalo ay laheyd gabar uu dhalay xidig cayaarta Rugby-ga oo soo jiidatay Australia. Guusha cayaaraha horyaalka Rugby-ga Austriala oo Axadii ay heshay kooxda North...

DAAWO SAWIRADA ” DAD KUNOOL DALKA GUATEMALA OO MASHAQO AY KU HABSATAY IYO BAADI...

Dalka Guatemala qeybo kamid ah waxaa ka da’ay roobab mahiigaan ah oo waxyeelo badan u geestay dad kunool dalkaasi, waxaana roobabka iyo daadadka ay...

Daawo Sawirrada: Carruur Soomaaliyeed oo ka xeynaaya diyaarado

Carruurtaani oo ah Somali-Canadian, ayaa waxaa waxbadan laga baray habka loo duuliyo diyaaradaha aan qumaatiga u duulin, tababarkaasi ayaa bixiyay Dugsiga laga barto Duulimaadka...

MADAXWEYNAHA SHIINAHA OO SAMEYSTAY FACEBOOK XILI DALKIISA LAGA MAMNUUCAY

Madaxweynaha Dalka Shiinaha ayaa ku dhawaaqay inuu sameystay cinwaan Facebook ah isagoo ku sugan Magaalada New York oo uu kaga qeybgalayo shirka guud ee...

MA OGTAHAY IN SHAHRUKH KHAN UU YAHAY JILAAGA LABAAD EE DUNIDA UGU……

Qaar ka mid ah warbaahinta Caalamka, gaar ahaan kuwa ka faalooda arrimaha fanka iyo aflaamta ayaa baahiyay warbixino la xiriira Jilaa Caan ah oo...

Latest News

Askar kale oo lagu soo oogay dacwado la xiriira dilka George Floyd

Xeer ilaalinta gobolka Minnesota ayaa dacwado kusoo oogtay saddex askari oo wehliyey askariga caddaanka ah ee lagu eedeeyey inuu dilay George Floyd,...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay xilliga uu furmayo howlihii dulimaad ee dalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay xilliga rasmiga ah ee dib loo furayo howlihii duulimaayadda ee dalka. Garoonka diyaaradaha...

Ciidamada Xaftar oo guul daro lasoo daristay lagana qabsaday Garoonka Diyaaradaha ee…

Magaalada Tripoli ee caasimada Liibiya waxaa ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada daacada u ah dowlada caalamka aqoonsan yahay ee...

Xiisadda ka dhex aloosan Baashe iyo Faysal Cali oo meel sarre gaartay

Xiisada ka dhex aloosan Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland, Baashe Maxamed Faarax iyo Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid, Faysal Cali Waraabe ayaa...

Dilka George Floyd: Trump oo ku hanjabay inuu milatari u adeegsanayo soo afjaridda rabshadaha

Madaxweyne Donald Trump ayaa ka digay inuu dirayo milatari kala eryi karo xasiloonidarrada ay shacabku ka wadaan dalka Mareykanka oo dhan, mudaharaadyadaasi...

Galka Baarista: Hardanka siyaasadeed ee gobolka Gedo

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda amni ee ka jirta gobolka Gedo iyo cawaaqibka hardanka gobolkaas uu ku...