Sheeko cajiib ah “Raga faankooda Iyo Dumarka Fiira dheeridooda

Saddex wiil ayay ahaayeen Waa guur-doon. Waa loollan. Gabadhu waa Shukri. Garasho iyo leh gar-soor. Waa bilic muuqato iyo billad loo tartamo. Gabadha la yiraa...

Xulka Qaranka Ee Cayaaraha Fudud Oo Congo Uga Qeybgalaya Ciyaaraha All African Games 2015+Sawirro

Ciyaartoyda Xulka qaranka ciyaaraha fudud ayaa maanta ka Ambabaxay garoonka diyaaradaha Aaden Cadde iyaoo kusii jeeda dalka Congo oo ay uga qeyb galayaan ciyaaraha...

Latest News

Biden oo bilaabay wax ka beddelka siyaasadihii Trump

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa bilaabay inuu wax ka beddelo qaar ka mid a siyaasadihii ugu waaweynaa Donald Trump, saacado kaddib markii...

Wasiirka arrimaha dibadda oo la kulmay madaxweynaha kalafadhiga 75-aad ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirasaaq Maxamuud ayaa kulan wax ku ool ah la yeeshay...

Madaxii Ajaaniibta ee Al-Shabaab & saraakiil kale oo duqeyn lagu khaarijiyey

Faah faafhino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa duqeymo diyaaradeed oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay qeybo ka mid ah gobolada...

War uu Cumar Finish kasoo saaray Dilkii Gudoomiyaha Hodan oo si weyn loo dhaliilay

Qoraal uu soo saaray Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Finish ayaa lagu sheegay in gudoomiyaha Degmada Hodan Cabdixakiin Dhagajuun xalay...

Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid oo qarax lala eegtay

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.

Puntland oo lacag badan u balan qaaday cidii soo disha Afhayeenka Al Shabaab

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka Puntland Cabdiladiif Muuse Sanyare ayaa abaal marin lacageed u balan qaaday cidii soo dishaa Afhayeenka guud ee...