Beesha Caalamka oo dadaal ugu jirta isu keenida DFS iyo Dowlad Goboleedyada
Beesha Caalamka ayaa dadaal ugu jirta sidii ay isugu imaan lahaayeen dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada, kaddib markii ay ku guuldareysteen...
Wafdiga DF uga qeyb galaya dacwada Badda oo saaka u ambabaxay Heague
Wefdi ka socda dowladda Soomaaliya kuwaasoo oo ka qeyb galaya dhageysiga dacwada badda ee Somalia iyo Kenya ee taalla Maxkamada ICJ ayaa...
Deni & Axmed Madoobe oo Muqdisho imanaya iyo shirkii wadatashiga oo furmaya
Madaxda Maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa lagu wadaa iney 72ka saacadood ee soo socda soo gaaraan magaalada Muqdisho caasimada Somalia si loo sii...
Saraakiisha Somaalida oo ka walaacsan go’aanka Biden
Soomaaliya ayaa si sii kordheysa uga walaacsan jiheyn cusub oo ka timid maamulka madaxweyne Biden ee Mareykanka, taasi oo ku aadan isticmaalka...
Su’aalaha aan wali jawaabaha loo helin ee ku saabsan weerarkii xabsiga Boosaaso
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ee Soomaaliya ayaa ka digay in aanan la isku fiirsan weerrarada uu sheegay inay soo qaadayaan waxa uu...
Doorashada Jabuuti: Sababta uu Geelle markii shanaad ugu tartmaya doorashada
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo dhawaan ku dhawaaqay inuu mar kale isku sharraxaya xilka madaxtinnimada doorashada bisha soo socoto dalkaasi ka...
Waa sidee Xaalada Muqdisho, kaddib dib u dhicii ku yimid banaan bixii Mucaaradka
Xaalada Muqdisho ayaa saaka ah caadi, iyadoo dib u furmay dhammaan waddooyinka muhiimka ahaa ee magaalada oo shalay ciidamada amniga la soo...
AFRICOM oo ka Warbixisey Weerarada Africa
Warbixin qiimayn ah oo ka soo baxday Taliska Ciidamada Maraykanka u qaabilsan Africa ayaa faahfaahin ka bixisay weerarada ay ciidanka maraykanku ka...
Maxay tahay sababta uu u baaqday mudaharaadkii Daljirka Dahsoon?
Golaha Musharraxiinta Mucaaradka ayaa sheegay in ay hakiyeen dibadbax ay qorsheynayeen in ay maanta oo Sabti ah ku qabtaan Magaalada Muqdisho kaddib...
Wararkii ugu dambeeyey qaraxii caawa Muqdisho ka dhacay oo ay dad badan ku dhinteen
Faahfaahino hor dhac ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax xoog leh oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada...
Weerar Culus Oo Lagu Qaaday Xabsiga Dhexe Ee Boosaaso
Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ayaa sheegay in Caawa Kooxo hubeysan ay weerar ku qaadeen Xabsiga Dhexe ee Magaalada Boosaaso.
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlay kulankii dhex maray isaga iyo midowga musharaxiinta
Ka dib markii uu xalay wakhti dambe soo gabagaboobay shirkii magaalada Muqdisho uga socday ra’iisul wasaare Roobe iyo xubnaha Midowga Murashaxiinta ayaa...
Maxaa fashiliyay shirkii mucaaradka iyo ra’iisal wasaaraha Somaaliya?
Waxaa natiijo la'aan ku soo idlaan kulan ay xalay fiidkii illaa xilli dambe ay huteelka Décalé ee magaalada Muqdisho ku lahaayeen ra'iisal...
Khilaafka Doorashada: Qodobbada ugu muhiimsan ee saldhigga u ah muranka siyaasadeed ee Somaaliya
Dib u dhaca doorashada Soomaaliya ayaa dalka galisay xaalad hubanti la'aan ah iyadoo xasaradaha siyaasadeed ay wehliyaan arrimo kale oo u baahan...
Qaramada Midoobay; Ciidamad Ethiopia iyo Eritrea waa suurtogal inay galeen dambiyo dagaal
Madaxa xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobey Michelle Bachelet ayaa ugu baaqday dowlad Ethiopia inay u oggolaato kormeerayaal ka socda Qaramada Midoobay inay...