Dowladda Soomaaliya oo taageero ka helaysa Baarlamaanka Jaamacadda Carabta
Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa sheegay in ay isku raaceen in la kordhiyo taageerada lasiiyo dowladda Soomaaliya si ay u xaqiijiso ammaanka Magaalada Muqdisho.
Xildhibaanada Baarlamaanka...
Koonfur Galbeed oo ka hadashay dadkii ay laysay AMISOM
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa faahfaahin ka bixiyay dhacdo xanuun badan oo shalay gelinkii dambe ciidanka AMISOM ay ka geysteen degaanka Calamada ee duleedka Muqdisho...
Askar tababar loo dirayo
15 Sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa u duuli doono Dalka Suudaan, si halkaasi ay ugu soo qaataan Tababar iyo sidoo kale...
Weerarada ku saleysan Aanooyinka Qabiil oo ku sii kordhaya Caabudwaaq iyo Nawaaxigeeda
Iyadoo maalmihii u dambeeyay ay isi soo tarayeen Dilal iyo dagaallo la xiriira aanooyin Qabiil oo ka taagnaa degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa...
Gud.Jawaari oo beeniyay in uu ka qeyb galay shirka madasha ee arrimaha Galmudug
Kusimaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamanka Federalka Soomalaiya ayaa sheegey in waqtigii Madasha Hogaamiyaasha qaran uu dhamaaday.
Mr Jawaari oo Warkaan soo Dhigey Bartiisa Twitterka ayaa...
Daraawaliin ka cabaneysa shaqo la’aan
Qaar ka mid ah Daraawaliinta Soomaaliyeed ee ku nool xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab ayaa waxa ay ka cabanayaan shaqo la’aan soo food saartay, kadib...
Madaxweyne Gaas oo balan qaad sameeyay
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) oo safaro ku maraya Degaanada ay Abaaraha ka jiraan ee Maamulka Puntland ayaa balan qaad u sameeyay...
Madaxweynaha Puntland oo Xilkii ka qaaday Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug
Madaxweyne Gaas ayaa taliye cusub usoo magacaabay ciidanka booliska gobolka Mudug, kadib marki xil ka qaadis lagu sameeyay taliyihii qeybta booliska gobolkaas gaashaanle sare...
Ciidanka Puntland oo hawlgal ballaaran ka wada Magaalada Boosaaso, ka dib dilal ka dhacay
Ciidanka Puntland, ayaa saakay hawlgal ka wada Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, ka dib markii shalay galab lagu dilay laba askari oo ka tirsanaa...
r. Nuur “Ma jirto cid ku takri fali karta Hantida Qaranka”
Dr. Nuur Faarax Jimcaale Hanti dhowraha Guud ee Qaranka ayaa sheegay in aysan jirin Cid Hantiada kaga faa’iideysan karta xiliga dalka uu ku jiro...
UNICEF oo ka dayrisay waxbarashada carruurta reer Suuriya ee Turkiga
Hay'ada carruurta u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNICEF ayaa sheegtay in boqolkiiba afartan carruurta reer Suuriya ee Turkiga qaxootiga ku ah aysan haysan waxbarasho.
Dalka...
Mareykanka oo tallaabo u qaaday baabi’inta Obamacare
Aqalka wakiillada ee Mareykanka, oo xisbiga Jamhuuriga uu ku badan yahay, ayaa u codeeyay in la billaabo hannaanka lagu baabi'inayo caymiska caafimaadka ee Obamacare.
Waa...
Walta Info: “Eritrea $80,000, ayey bishiiba siisa Al-shabaab.
Wargeyska Walta Info,ayaa qoray maqaal dheer oo uu kaga hadlayay dhibaatada ku hareereysan Dowladda Eritrea iyo taageeradeeda Ururrada ku kacsan Dowladaha deriska la ah.
Maqaalka...
Trump oo wiilka uu sodogga u yahay ee Jared Kushner ka dhigtay lataliyihiisa gaarka...
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa wiilka uu sodogga u yahay ee Jared Kushner u magacaabay inuu mid ka mid ah lataliyayaashiisa...