Baarlamaanka oo ka doodaya dhaqaale xumida ka jirta dalka
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan ay uga hadli doonaan xaaladda Dhaqaale iyo mida siyaasadeed ee ka jirta Dalka, si loo dar dargeliyo...
Siyaasi Kenyan ah oo raalli-gelin ka bixiyey arrinta ku aadan Qabuur-wadareedka laga helay Mandheera.
Mudanaha laga soo doorto magaalladda Mandheera, Senator Billow Keerow ayaa si dhaqso leh uga jawaabay Baaq uu Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya, Joseph Nkaissery kaga...
Xilliga uu furmayo shirka Gobolada Dhexe oo si rasmi ah loo iclaamiyay
Sida uu saxaafada u sheegay Afhayeenka Gudiga Maamul u sameynta Gobolada Dhexe Cumar Cali Rooraye oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in Shirka Maamulka...
Ciidamo ka tirsan Dowladda oo ku waxyeeloobay Qarax lagu weeraray Suuqa Bakaaraha
Ciidamo ka tirsan Booliska Dowladda Federalka Somaliya ayaa ku dhaawacmay qarax Bam oo lagula eegtay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.
Ciidankaan oo maraayay qaybta Kaluunka...
Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay
Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay...
Dowladda Somaliya oo sheegtay inay doonayso Qaxootiga Somalida Kenya in dalka dib loogu soo...
Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Xukuumadda Somaliya C/salaan Cumar Hadliye, ayaa sheegay inay doonayaan si sharaf ay ku jirto in dalka dib loogu soo celiyo...
Guuleed “Wada hadal iyo wada xaajood ayaa la galeynaa Ahlusuna iyo Puntland”
Madaxweynaha cusub ee Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in Maamulkiisa uu wada hadal la gali doono Ahlusuna Wal-jameeca iyo Maamulka Puntland,kadib markii...
Howlgallo ka socda Deegaanada K/Galbeed
Ciidanka Xoogga Dalka Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Booliska Gaarka ah ee Maamlka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay Howlgallo ka wadaan Deegaano iyo Degmooyin ka...
Wafdi gaaray Goof-gaduud
Degaanka Goof-gaduud Baarey oo 30-KM ujira Magaalda Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay maata waxaa gaaray Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed.
Wafdigan ayaa waxa ay...
Sarkaal ka tirsan booliska oo lagu dilay Muqdisho
Sarkaal ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliya ayaa saaka lagu dilay magaalada Muqdisho xilli uu ku sii jeeday goobtiisa shaqo sida ay ku soo warrameyso...
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxey diyaar u tahay in la dardargeliyo wadahadalada lagula jiro...
Istanbul 01 Maarso 2015 - Iyada oo la tixraacayo heshiiskii Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed...
Dagaal ka dhacay duleedka Kismaayo iyo Maamulka Juba oo sheegay inay ku dileen xubno...
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada Maamulka Jubba iyo Al-Shabaab uu ku dhex maray deegaan lagu magacaabo Luglow...
Marwo Fawzia Yusuf H. Adam iyo wafdi ay hogaamineyso oo u ambabaxay dalka China
Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H. Adam iyo wafdi ay hogaamineyso oo u ambabaxay dalka...
Somalia: Golaha Wasiirada oo Ansixiyey Hanaanka doorasho ee sannadkan
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar...
Jawaari Oo Bilaabay Qorshe Culus Oo Uu Kaga Hortagayo Xildhibaanada Mooshinka Ka Keenay
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Somalia Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa wada qorshe uu isaga qafiifinaayo culeyska ka heysta dhanka Xildhibaanada BF ee mooshinka kawada.
Ilo-wareedyo...