No posts to display

Latest News

Hoobiyayaal lala beegsaday Xalane

Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in hoobiyayaal ay ku dhaceen nawaaxiga garoonka Muqdishu gaar ahaan xerada Xalane oo xarun u...

Rai’sul wasaaaraha Pakistaan oo dhexdhexaadinaya Iran iyo Sacuudiga

Rai'sul wasaaraha Pakistan, Imran Khan, ayaa booqanaya dalka dariska la ah ee iran. Rai'sul wasaare Khan ayaa sheegay in...

Mooshin ka dhan ah Ciidamada Kenya oo lau wado in la horgeeyo Baarlamaanka

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa wada ololihii u dambeeyay ee ay kaga keenayaan mooshin ka dhan ah Ciidamada...

Banaan bax looga soo horjeeday Caleemo saarka Axmed Madoobe iyo Kenya oo la dhigay

Wararka ka imaanya magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta halkaasi ka dhacay banaan bax balaaran oo looga soo...

Iran: Jawaab kulul ayaan ka bixineynaa “weerarka fuleynimada” ee lagu qaaday markabkayaga

Afhayeen u hadlay dowladda Iran ayaa sheegay "weerarka fuleynimada" ee lagu qaaday markab saliidda qaada oo ay Tehran leedahay loo adeegsaday gantaal,...

Doorashooyinka Canada oo Bilowday

Dalka Canada waxaa ka billowday codeyta hordhaca ah ee doorashada federaalka taasoo socon doonta ilaa Isniinta. Murashixiinta waxaa kamid...