Kala shaki soo kala dhax galay ciidanka dowlada ee ka howlgala Muqdisho

Ciidamada dowlada ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo kala dhax galay kala shaki, kadib weerarkii habeen hore dagaalyahano katirsanaa Al Shabaab oo...

Galmudug Iyo Puntland Oo Ka Wada Hadlay Nabadda G/ Mudug

Madaxda maamullada Galmug iyo Puntland ayaa ka wada hadlay Nabadda gobolka Mudug, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolkaasi. Waxaana kulanka goobjoog...

Bukaanno La Ildaran Shuban Biyood oo Buux Dhaafiyay Isbitaalka Jowhar

Meelo badan oo ka mid ah dowlad goboleedka Hir-Shabella, waxa laga soo sheegayaa dhibaatooyin la xiriira cudurka shuban biyoodka, kaas oo loo aaneynayo wabiga...

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo kulan la qaatay Xoog-hayaha Guud ee Dawladaha Hoose ee Dalka...

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xog-hayaha Guud ee Dawladaha Hoose ee dalka Turkiga...

Weriyihii VOAda ee Muqdisho oo Geeriyooday

Allaha U naxariistee waxaa ku geeriyoodey magaalada Muqdisho, Wariyihii VOA ee magaalda Muqdisho Axmed Xasan Colaad oo xanuun deg deg ah uu lasoo dersay. Axmed...

Burcad Badeed Soomaaliyeed oo weerartay Markab laga leeyahay Singabuur

Budhcad Badeed Soomaaliyeed ayaa weerar ku qaadday Markab lagu Magacaabo MT Leopard Sun, oo ku gooshayay Calanka Dalka Singabuur, kaasoo kasoo shiraacday xeebaha Dalka...

The Latest: Al-Shabab claims Somalia blasts that kill 18

By Associated Press MOGADISHU, Somalia — The Latest on the attack in Somalia’s capital (all times local): 10:40 p.m. The Somalia-based extremist group al-Shabab is claiming responsibility...

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo booqday dhaawacyadii la dhigay Cisbitaallada magaalada

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xalay saqdii dhexe ku booqday isbitaallada lagu dabiibayo dhaawacyadii ka dhashay...

Doorashada Baarlamaanka Jabuuti oo Saakay Loo Dareeray

Dalka Jabuuti waxaa saaka looga dareeray goobaha codbixinta iyadoo dadweynuhu ay soo dooran doonaan baarlamaanka waddankaasi oo ka kooban 65 xubnood. Kuraasta baarlamaanka 10 kursi...

Wasiirka Ganacsiga Maareeye oo u Digey Dowlada Federalka Soomaaliya

Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha xukumada Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka digey in dowlad mucaarad ku ah Somaliland Muqdisho laga dhiso...

Jaamacada SIMAD oo Heshiis Iskaashi la saxiixatay Jaamacada Vaal oo ku taala dalka Koonfur...

Munaasabad kooban oo heshiiskaan ay ku kala saxiixanayeen jaamacada Simad ee ku taala magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya iyo Jaamacada Vaal ee ku...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Boggaadiyay Xuska Sannad guuradii 48-aad ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo loogu dabaal...

Wararkii ugu dambeeyay Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday garoonka diyaaradaha Baardheere

Wararka ka imaanaya magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal culus uu u dhaxeeyay dagaalamayaasha Al-Shabaab iyo kuwa Itoobiya ee ka tirsan...

Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo maanta xabsiyadeeda ka sii dayn doonta Maxaabiis gaaraysa ilaa...

Wararka ka imaanaya Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in maanta la sii deyn doono in ka badan 1,500 oo qof oo ka tirsan...

Sheekh Shaakir Oo Sheegay In La Dhammeystiri Doono Heshiiskii Galmudug Iyo Ahlu-sunna

Madaxa xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ku sugan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo...

Latest News

Askar kale oo lagu soo oogay dacwado la xiriira dilka George Floyd

Xeer ilaalinta gobolka Minnesota ayaa dacwado kusoo oogtay saddex askari oo wehliyey askariga caddaanka ah ee lagu eedeeyey inuu dilay George Floyd,...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay xilliga uu furmayo howlihii dulimaad ee dalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay xilliga rasmiga ah ee dib loo furayo howlihii duulimaayadda ee dalka. Garoonka diyaaradaha...

Ciidamada Xaftar oo guul daro lasoo daristay lagana qabsaday Garoonka Diyaaradaha ee…

Magaalada Tripoli ee caasimada Liibiya waxaa ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada daacada u ah dowlada caalamka aqoonsan yahay ee...

Xiisadda ka dhex aloosan Baashe iyo Faysal Cali oo meel sarre gaartay

Xiisada ka dhex aloosan Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland, Baashe Maxamed Faarax iyo Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid, Faysal Cali Waraabe ayaa...

Dilka George Floyd: Trump oo ku hanjabay inuu milatari u adeegsanayo soo afjaridda rabshadaha

Madaxweyne Donald Trump ayaa ka digay inuu dirayo milatari kala eryi karo xasiloonidarrada ay shacabku ka wadaan dalka Mareykanka oo dhan, mudaharaadyadaasi...

Galka Baarista: Hardanka siyaasadeed ee gobolka Gedo

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda amni ee ka jirta gobolka Gedo iyo cawaaqibka hardanka gobolkaas uu ku...