Al Shabaab Oo Sheegtay Dilka Aabaha Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida

Xarakada Al Shabaab aya sheegatay masuuliyadda dilka Aabaha dhalay Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute. War qoraal ah oo...

Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa weerar lagu diley ciidamo Kenyan ah

Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah oo ku saabsan weerar xalay fiidkii lagu qaaday ciidamo Kenyan ah oo roondo ku jirey gudaha deeganka Ceel-Waaq...

Dhakhtar lagu xukumay in uu hooyaddii u celiyo lacagtii ay wax ku soo bartay

Maxkamadda sare ee Taiwan ayaa dhakhtar ku xukuntay in uu hooyadii siiyo ku dhawaad hal milyan oo doolar, maadaama oo ay soo korisay ayna...

Minneapolis: Dad Xilal loo Dhaariyey

Gobalka Minnesota waxaa maanta xilalkii ay ku guuleysteen loo dhaariyay musharaxiintii sanadkii tagay doorashada ku soo baxay. Mas’uuliyiintii la dhaariyay oo Soomaaliduna ay ku jirtay...

Somalia Charges 5 for Attack That Killed over 500

Harun Maruf VOA  Somali prosecutors have filed charges against five men in connection with the Oct. 14 truck bombing in Mogadishu that killed 512 people —...

Madaxweyne Trump oo eedeeyay dawladda Pakistan

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay dawladda Pakistan in ay khayaanayso Maraykanka iyadoo balaayiin doolar oo gargaar ah la siinayo. Twitterkiisii u horreeyay ee...

Faah Faahinno Ka Soo Baxaya Qarax Xalay Ka Dhacay Muqdisho

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax gaari oo Xalay ka dhacay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Qaraxan ayaa ka dhacay Xaafadda Buulo Xuubey...

Dibad baxyada Iiraan oo sii xoogaysanaya

Waxaa maalin ba maalinta ka dambeysa sii kordhaya dibad baxyada ka socda dalkaasi Iiraan. Muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya dibadbaxayaasha oo isku dayaya...

Akhriso: Farriinta Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha G/Benaadir ee Sanadka Cusub

Anigoo ku hadlaya magaca maamulka gobolka Benaadir iyo dowladda hoose ee Muqdisho, waxaan dhammaan ummaada Soomaaliyeed ee dunida dacalladeeda kala jooga, Muqdishaawiyiinta, Saaxiibadeenna gobolka...

Mid kamid ah Gaadiidka dagaalka ciidamada AMISOM oo ay miino kula qaraxday gobolka Sh/hoose

Mid kamid ah gaadiidka dagaalka ciidamada AMISOM ayaa saaka ay miino kula qaraxday iyagoo marayay meelu dhexeysa degmada Baraawo iyo Buulo Mareer ee gobolka...

Sacuudiga iyo Imaaraatka oo canshuur soo rogay markii ugu horeysay

Dalalka Sacuudiga iyo Imaaraatka ayaa markii ugu horeysay kordhiyay canshuurta laga qaado ganacsiga. Canshuurta, oo la kordhiyay boqolkiiba 5, waxaa la saaray alaabta bagaashka ah...

Dood Cilmiyeed ku saabsan Tayeynta Waxbarashada dalka oo Muqdisho lagu qabtay

Dood Cilmiyeedkaan ayaa ku saabsanaaa sidii dib loogu soo celin lahaa waxbarshadii lacag la’aanta ee horay uu lahaan jiray dalka iyo manaajih tayo leh...

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo gurigiisa ku booqday Senator Cabdi Qeybdiid

Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa booqday hoyga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ay shalay ciidamo ka tirsan dowlada...

VOA: Dhacdooyinka Caalamka ee Sanadka 2017

Waa barnaamij gaar ah oo ku saabsan waxyaabihii ugu waaweynaa ee caalamka ka dhacay sanadka 2017ka, waxaana soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan iyo Sahra...

Kim Jong Un:Awood ayaan u leenahay in Mareykanka aan Niyukleer ku garaacno

Hogaamiyaha Kuuriyada waqooyi ayaa sheegay in dhamaan mareykanka uu ku jiro imika xeendaabka hubkiisa Niyukleerka. Waxa uu intaa ku daray in uu mar waliba keebka...

Latest News

Coronavirus: Islaamka iyo aafada Covid-19: Sidee loo aasayaa qofkii dhinta?

Tan iyo intii aafada Coronavirus ku habsatay dunida ee dadka tirada badan ugu dhinteen cudurkan, dunida daafaheeda, waxa fududaatay hadal haynta arrin...

Lix dal oo African ah oo aan weli laga helin Coronavirus

Lix dal oo ka mid ah 54-ka dal ee qaaradda Africa ayaa ku jir liiska dalal yar oo faro ku tiris ah,...

Al-Shabaab oo goob fagaare ah ku toogatay lix nin oo dembiyo culus lagu eedeeyey

Fagaare ku yaalla magaalada Bu’aale ee xarunta gobolka Jubbada dhexe ayaa waxaa ka dhacay xukun dil ah oo al-shabaab ay ku fulisay...

Doorashada Ethiopia oo dib loogu dhigey sababo la xiriira cudurka Coronavirus

Guddiga Doorashada Qaran ee dalka Ethiopia ayaa ku dhowaaqay in uu joojinayo howlihii u diyaargarowga qabashada doorashada Ethiopia oo la qorsheynayay inay...

Diiwaan gelinta Musharaxiinta Guddoonka Baarlamaanka K/Galbeed oo maanta bilaabaneysa

Diiwaan gelinta Musharaxiinta isku soo taagaya xilka Guddoonka Baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa maanta la filayaa inay ka bilaabato magaalada Baydhabo, sida uu...

Howlihii ka socday xarunta Xalane oo hakad la galiyay iyo AMISOM oo ka hadashay

Taliska ciidamada Midowga Afrika ka jooga Soomaaliya ee AMISOM ayaa ku dhawaaqay in si KMG ah loo hakiyay shaqooyinkii kala duwanaa ee...